Kulankii Golaha Kabaneega DDSI Oo Furmay
Jigjiga (Cakaaranews) Khamiis 15ka December 2016. Kulankii golaha kabaneega DDSI oo ay hogaaminaysay madaxwayne kuxigeenka ahna Wasiirka xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiicaga DDSI marwo...
View ArticleKulan Qiimayn Ah Oo Ku Aadan Bangiga Horumarinta Dalka JDFI laamihiisa DDSI
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 15ka December 2016. Kulan qiimayn ah oo ay shirgudoon ka ahayd Madax- wayne kuxigeenka ahna Wasiirka Xafiiska Horumarinta Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ah marwo Sucaad...
View ArticleMW CMC Oo Xadhiga Kajaray Mashruuca Biyo Galinta Birqod Gunagado
Gunagado(Cakaaranews) Khamiis 15ka December 2016. Iyadoo wali degmada gunagado uu ka socdo shirkii wada tashiga ahaa ee xukuumada iyo shacabka gunagado ayuu maanta madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi...
View ArticleKulankii Wada Tashiga Dowlada Iyo Deeqbixiyaasha Dalka Oo Soo Gabagaboobey
Addisababa(Cakaaranews) Jumce 16ka December 2016. Waxaa maanta kusoo gabagaboobay hoolka shirarka ee Ghion hotel ee xarunta dalka ee addisababa shirkii wada tashiga dowlada iyo deeq bixiyayaasha 6...
View ArticleTababar Loo Soo Xidhay Gudiga Anshaxa Degmooyinka Gobolka Faafan
Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 16ka December, 2016. Waxaa lagu soo gabagabeeyay xarunta deegaanka ee jigjiga tababar muddo shan maal-mood ah u socday gudiyada anshaxa degmooyinka gobolka faafan oo uu...
View ArticleXafiiska Waxbarashada DDSI Iyo Kooxo Kormeer Samaynaya Oo loodiray 11ka Gobol
Jigjiga(cakaaranews)Jumce 16ka December 2016.Shir loo qabtay 9 kooxood oo katirsan shaqaalaha xafiiska waxbarashada DDSI oo ay kasooqaybgaleen dhamaan agaasimayaasha xafiisku islamarkaana ujeedadiisu...
View ArticleMW CMC Oo Ku Sugan Marsin
Marsin (Cakaaranews) Jumce 16ka December 2016. Socdaalkii uu MW CMC iyo wafitigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay xarunta deegaanka uga ambabaxay dhanka gobolka jarar oo mudo 2 cisho ah ku sugnaa degmada...
View ArticleTababar Loo Qabtay BeeralaydaTuulada Biila Ee Degmada Erer
Erer(cakaaranews)Sabti 17ka December 2016.Tababar ujeedadiisu tahay barashada xidhmooyinka fidinta beeraha casriga ah islamarkaana loo qabtay 60 xubnood oo kamid ah beeralayda ku dhaqan qabalaha biila...
View ArticleSocdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Gaadhay Gaashaamo
Gaashaamo(Cakaaranews) Sabti 17ka December 2016. Socdaalkii lamagac baxay allow jilaalka gu nooga yeel ee ay ku jireen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee...
View ArticleSocdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Ku Sugan Tuulada Bali Jano
Balijano(Cakaaranews) Axad 18ka December 2016. Socdaalkii lamagac baxay allow jilaalka gu nooga yeel ee ay ku jireen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu...
View ArticleGudiga Horumarinta Warshadaha Yar yar Iyo Kuwa Dhexe ee DDSI Booqday Wax soo...
Beer-caano(cakaaranews), Axad, 18ka December, 2016.  Gudigan horumarinta warshadaha yar yar iyo kuwa dhexe ee DDSI oo ay ka mid yihiin   wasiirka waraabka iyo horumarinta doxooyinka DDSI mudane Suldaan...
View ArticleKhadar Bashiir yuusuf Oo ku Guulaystay Orodka Have Maaradoonka
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 19ka 2016. Khader Bashiir Yuusuf oo ah muwaadin u dhashay DDSI islamarkaana kamid ahaa kooxda Orodka ee liyuu-Police ayaa ku guulaystay orodka loo yaqaano have maradonka oo...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Balaadhinta Adeega Bangiga Ganacsiga Itoobiya Oo Ka...
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 19ka December, 2016. Waxaa maanta ka dhacay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan kulan lagaga hadlayay sidii loo balaadhin lahaa adeega uu...
View ArticleGolaha Kabineega Oo Kulan Yeeshay
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 19ka December 2016. Kulan ay yesheen Golaha Kabineega DDSI islamarkaana ay shir gudoon ka ahayd Madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska Horumarinta Beeraha iyo...
View ArticleSocdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Ku Sugan Degmada Daroor
Daroor(Cakaaranews) Isniin 19ka December 2016. Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ee ku guda jiray socdaalkii allaw jilaalka gu noogayeel ayaa kadib...
View ArticleTababar Ku saabsan Bayaanka Dhismaha Magaalooyinka
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 20ka December 2016. Tababar ku saabsan bayaanka dhismaha (624/2001) iyo xeer nidaamka dhismaha islamarkaan uu si heer sare usoo agaasimay xafiiska horumarinta magaalooyinka...
View ArticleGudiga Xaafadaha 11,14 iyo 19aad Ee MMJ Oo Tababar loo qabtay.
Jigjiga(cakaaranews)Talaado 20ka December 2016.Tababar uu soo agaasimay wakaalada Hormarinta shirkadaha yaryar, kuwa-Dhexe, Shaqo abuurka iyo damaanad-qaadka cuntada ee maamulka magaalada jigjiga...
View ArticleSocdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Ku Sugan Degmada Xarshin
Xarshin(Cakaaranews) Talaado 20ka December 2016. Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ee ku guda jiray socdaalkii allaw jilaalka gu noogayeel ayaa kadib...
View ArticleSocdaalkii Allaw Jilaalka Gu Nooga Yeel Oo Kusoo Laabtay Xarunta Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 21ka December 2016. socdaalkii lamagac baxay allaw jilaalka gu noogayeel ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu...
View ArticleWasiiru Dawlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha JDFI Oo lagu Soo...
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 21ka December 2016. Wafti uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha JDFI Mudane Tasfaye Baqale ayaa kasoodagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee...
View Article