Tababar Ku Saabsan Kor Uqaadida Barnaamijka Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale...
Jigjiga ( Cakaaranews) Arbaco 21ka December 2016. Tababar ku saabsan Barnaamijka kor loogu qaadayo kaabayaasha dhaqaale ee maamul magaalooyinka deegaanka ee (ULGDP II) oo uu soo agaasimay xafiiska...
View ArticleTababar Ka Habraaca Hirgalinta Aqoonta Barayaasha Oo Ka Furmay Jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews),khamiis, 22ka, December, 2016. Waxaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee xafiiska waxbarashada DDSI tababarka ku saabsan sidii loo hirgalin lahaa habraacyada...
View ArticleGudoomiye Ku Xigeenka UHSI Ee North America Oo Si diiran Loogu Soo Dhaweeyay...
Jigjiga(cakaaranews),khamiis, 22ka, December, 2016. Waxaa maanta garoonka caalamiga ah ee garaad wiil-waal Airport ee caasimada DDSI si balaadhan loogu soo dhaweeyay gudoomiye ku xigeenka ururka...
View Article72 Gaadhi Oo Sidda Deeq Raashin Iyo Calafka Xoolaha ah Oo Unba Baxday...
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 22ka December 2016. Xukuumada DDSI oo kaduulaysa kolba baahida haysata bulshada Deegaanka ayaa maanta Deeq isugujirta Raashin Iyo calafka xoolaha oo dhan 72 Baabuur u...
View ArticleOgaysiis:Ogaysiis Waqooyiga America
North America (Cakaaranews) Jumce 11ka November 2016. Ogaysiis waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada north America inay kasoo qayb galaan xaflad lagu taageerayo Shirwaynihii 9aad X.D.SH.S I. ee ka...
View ArticleShaqaalaha MMJ Ee Unug-aasaasiga XDSHSI Oo Yeeshay Kulan
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 12ka November 2016. Shir balaadhan oo ay soo agaasimeen hogaaminta unug aasaasiga ee shaqaalaha maamulka magaalada jigjiga islamarkaana ay kasooqaybgaleen qaarkamid ah...
View ArticleM.M Wajaale Oo Laga Hirgaliyay Mashiinka FAT Ka
Wajaale( Cakaaranews) Axad 13ka November 2016. Wakaalada dakhliga ee DDSI ayaa markii ugu hoaraysay ka hirgalisay mashiinka dakhliga ee FAT ka kasoo ka qaybqaadanaya dhinaca dakhli aruurinta...
View ArticleTababar Lagu Tirtirayay Cadooyinka Xun Xun
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 14ka November 2016. Tababar ay si wada jira ah usoo agaasimeen xafiiska arrimaha haweenka iyo caruurta DDSI Iyo haayda Save the children international islamarkaana ay ku wa...
View ArticleArooskii Qarniga Qaybtiisii 2aad Oo Ay Ku Aroosgaleen 27 Aroos (qoys).
Jigjiga(cakaaranews)Isniin, 14ka, November, 2016. Waxaa xalay ka dhacay magaalada jigjiga gaar ahaan barxada wayn ee haabaanaha aroos cajiib ah oo lamagac-baxay arooskii qarniga qaybtiisii 2aad oo ay...
View ArticleTababar Ku Saabsan Ilaalinta Duur-joogta Deegaanka Oo Loo Qabtay Xubno...
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 14ka November 2016. Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen wakaalada ilaalinta khayraadka Duur-joogta JDFI iyo Xafiiska Horumarinta Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ah DDSI...
View ArticleOgaysiis Muhiim Ah jaaliyada DDSI
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 14da November. 2016. Ogaysiis muhiim ah, waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada DDSI ee ka soo qayb-galay shirwaynihii 9aad ee X.D.SH.S.I ee wakhti xaadirkan...
View ArticleGaroonka Casriga ah Ee Ciyaaraha Oo Meel Gabgabo Ah Maraya
Jigjiga(cakaaranews)Talaado 15ka November 2016. Wafti kasocday federationka ciyaaraha JDFI islamarkaana uu waheliyo wasiir kuxigeenka xafiiska dhalinyarta iyo ciyaaraha DDSI ayaa kormeer indho-indhayn...
View ArticleKulan Loo Qabtay Shaqaalaha Waaxda Damaanad Qaadka Cuntada Ee Xafiiska Beeraha
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 15ka November 2016. Kulan balaadhan oo uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga DDSI waaxdiisa damaanad qaadka cuntada islamarkaana ay kasoo...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Dardargalinta Qorshayaasaha Horumarka Oo Ka Dhacay...
Jigjiga,(cakaaranews), Arbaca, 16ka, November, 2016. Kulan ay hogaaminayeen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI ahna gudoomiyaha X.D.SH.S.I mudane...
View ArticleQurbajoogta Iyo Kaalintii Ay Kaqaateen Dhismihii Degmooyinka,...
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 16ka November 2016. Sida lawada ogsoonyahay waxaa jirtay inay qurbajoogta DDSI ee kukala nool dacalada dunida ay kaalintooda taageero ahaan kaga qayb qaadanayeen dhismaha...
View ArticleWasiirka Wasaarada Horumarinta Magaalooyinka iyo Guriyeynta JDFI Oo Jigjiga...
Jigjiga(cakaaranews), khamiis, 17ka, November, 2016. Waxaa maanta si meeqaam sare ah loogu soo dhaweeyay caasimada DDSI ee Jigjiga wufuud kala duwan oo uu hogaaminaya wasiirka wasaarada horumarinta...
View ArticleShir Lagu Qiimaynayey Waxqabadka Magaalooyinka Deegaanada Ay taageerada...
Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 17ka, November, 2016. Waxaa maanta ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan madasha shirarka ee qaryaan dhoodaan shirkii qiimaynta waxqabadka 6dii bilood ee la soo dhaafay...
View ArticleMW CMC Oo Furay Shirwaynihii 12aad Heer Qaran Ee saktarka horumarinta...
Jigjiga(cakaaranews), Jumce, 18ka, November, 2016. Waxaa maanta magaalada jigjiga gaar ahaan madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI si Rasmiya uga furmay shirwaynihii 12aad ee heer qaran...
View ArticleTababar Loo Qabtay Iskaashatooyinka Caanaha Ee Degamada Koonfurta Jigjiga
Jigjiga(cakaaranews) Jumce 18ka November 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo xoolaha ee degmada koonfurta jigjiga islamarkaana ujeedadiisu tahay kobcinta garaadka aqoomeed...
View ArticleXuska Maalinta Caruurta Dhicisnimada Ku Dhasha
Jigjiga ( Cakaaranews ) Jumce 18ka November 2016. Munaasabada xuska maalinta daryeelka caruurta dhalata iyagoon shin'koodii gaadhin "Dhicis" ee heer caalami oo maanta ka dhacay hoolka shirarka huteelka...
View Article