Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Aqoon Iswadaarsi ah Oo Kadhcay Hoolka XAF-Arrimaha Haweenka Iyo...

Jigjiga(cakaaranews)Talaado 6da December 2016. Kulan Aqoon iswaydaarsi ah oo kusaabsan xuska shucuubta iyo qoomiyadaha dalka ee 29ka hidhaar islamarkaana uu soo diyaariyay xafiiska arrimaha haweenka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimaynta Mashaariicaha SDG Heer Qaran Oo Soo Gabagaboobey

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 7da December 2016. Shirkii qiimaynta mashaariicaha horumarka waare ee afka qalaad loo yaqaano sustainable development goals (SDG) ee heer qaran ee sanad miisaaniyeedka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Galay Harar.

Harar,(cakaaranews)Arbaca, 7da December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo galabta ka anbabaxay xarunta DDSI ee jigjiga ayaa  u kicitimay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baaqii Odayaasha Beesha Reer Isaaq Ee DDSI

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 7da December 2016. Sida lawada ogsoonyahay waxaa ururkii nabadiidka ahaa ee Ubbo ee naafeeyay maskaxdii, maalkii iyo muruqii shacabwaynaha DDSI lagaga guulaystay xeelad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Xuska 11aad Ee 29ka Hidhaar Oo Laga Xusay Xarunta Deegaanka

Jigjiga( Cakaaranews) Khamiis 8da December 2016. Munaasabada xuska 11aad ee 29 hidhaar oo ay kasoo qaybgaleen masuulyiinta ugu saraysa xukumada oo ay ugu horayso madaxwayne kuxigeenka ahana Wasiirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Xuska 11Aad Ee Maalinta Qoomiyadaha Iyo Shucuubta Itoobiya Oo Si...

Harar,(cakaaranews),khamiis, 8da, December,2016. Waxaa maanta si balaadhan oo  heer qaran ah  loogu xusay magaalada qadiimiga ah ee harar munaasabada xuska 11aad ee 29ka hidaar oo ah maalinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagula Dagaalamayay Cadooyinka Xunxun

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 9ka December 2016.Munaasabad kusaabsan maalinka ladagaalanka gudniinka fircooniga ah islamarkaana uu soo agaasimay xaf.arrimaha haweenka iyo caruurta ddsi ayaa Sihabsimileh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada DDSI Ee Australia Oo Qabtay Xaflad Lagu Taageerayo Shirwaynihii...

Melbourne,(cakaaranews), Sabti,10ka,  December, 2016.  Waxaa maanta ka dhacay magaalada  Melbourne ee wadanka Australia  xaflad balaadhan oo lagu tageerayo shirwaynihii 9aad ee  X.D.SH.S.I ee ka dhacay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barayaasha Iyo Ardayda Jaamacada Jigjiga Oo Xusay 29ka Hidhaar

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 10ka December 2016. Barayaasha Jaamacada jigjiga iyo ardayda waxkabarta jaamacada jigjiga ayaa siwada jir ah u xusay munaasabada xuska 11aad ee 29ka hidhaar oo ah maalinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Xuska Dhalashada Nabigeenna Suuban NNKH Oo Siwayn Looga Xusay...

Jigjiga,(cakaaranews), Axad, 11ka, December, 2016. Waxaa  maanta guud ahaana caalamka islaamka  looga dabaal dagay munaasabada xuska dhalashada sanad guurada 1491 ee Nabi Muxamed (NNKH) ee 12ka  bisha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

M.M Goday iyo Xubno La Gudoonsiiyay Shahaado Sharaf

Goday(cakaaranews)Axad 11ka December 2016. Xafiiiska Nabad-galyada Maamulka Magaalada Godey oo kaashanaya Maamulka Magaalada Goday ayaa Shaahado Sharaf Gudoonsiiyay xubanaha sida adag uga shaqeeya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Macalimiinta Deegaanka

jigjiga(Cakaaranews)Isniin 12ka December 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana loo qabtay qaarkamid ah macalimiinta dugsiyada degmooyinka iyo maamul magaalooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan La Dagaalanka Caadooyinka Xun-xun Oo Ka Dhacay Qabridahar

Qabridahar,(cakaaranews), Isniin, 12ka December. 2016. Tababar uu soo agaasimay Xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta ee maamulka magaalada qabridahar ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Jigjiga Oo Tababar U Qabtay Hogaaminta Hoose

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 13ka December 2016. Tababarkii hogaaminta hoose ee qabeelayada maamulka magaalada jigjiga oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta ugu saraysa mm jigjiga oo ay kamid yihiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’ada UNICEF Oo 15 Gaadhi Ku Wareejisay Xukuumada DDSI.

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 13ka December, 2016. xaflad ay haay’ada UNICEF ku wareejinasay 15  gaabuur oo loogu talagalay adeega caafimaadka ee ay bixiyaan   kooxda   caafimaadka  wareega ee DDSI...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaan Lagaa Hor Iibsanin Ee Horay Ugaadh

jigjiga (Cakaaranews) Talaado 13ka December 2016. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabwaynaha DDSI ee kunool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba in shirkada horumarinta guriyaynta ee DDSI ay idiin dhistay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maareeyaha Wakaalada Dhismaha Jidadka DDSI Oo sheegay in xukuumada DDSI...

Jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 14ka December, 2016. Maareeyaha guud ee wakaalada dhismaha jidadka  DDSI mudane Cabaas Xuseen Obsiiye oo waraysi siiyay warbaahinta deegaanka ayaa sheegay in iyada oo laga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Ku Saabsan Ka Hortaga Iyo Udiyaargarowga Masiibooyinka

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 14ka December 2016. Kulan uu soo agaasimay xafiiska ka hortaga iyo udiyaargarowga masiibooyinka DDSI ayaa saaka kafurmay hoolka shirarka ee xamda hotel, kulan oo ay kasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Gunagada.

Gunagada,(cakaaranews), Arbaca, 14ka December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa maanta socdaal dhinaca dhulka ah kaga anbabaxay caasimada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Wadatashiya Oo Lagaga Hadlayay Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Ayaa...

Jigjiga(cakaaranews),Arbaca, 14ka December, 2016. Waxaa maanta ka dhacay hoolka shirarka  huteelka Nogob ee magaalada jigjiga Kulan wadatashiya  oo diirada lagu saarayay sidii loo xoojin lahaa...

View Article
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>