Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Macalimiinta

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 28ka November 2016.Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen Geedi-socodka Horumarinta macalimiinta iyo Hogaaminta waxbarashada ee xafiiska waxbarashada DDSI iyo Hay'ada Unicef...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Horumarinta Xoolaha Iyo Reerguuraaga DDSI Oo Ka Warbixisay Diyaar...

Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 29ka November, 2016. Dawlada deegaanka soomalida itoobiya ayaa sanadkan martigalinaysa munaasabada 16aad ee xuska maalinta xoolo dhaqatada dalkeena itoobiya taasi oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartanka baaskiilka ee Ture Meles Oo Ka Qabsoomay Magaalada Jigjiga

Jigjiga( Cakaaranews) Talaado 29ka November 2016. Waxaa xurunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka qabsoomay tartankii baaskiilka oo ay ku tartamayeen labada magaalo ee kala ah Addisababa iyo maqale....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashruuca PCDP Oo Gawaadhi Ku Wareejiyay 15 Degmo.

Jigjiga(cakaaranews), talaado, 29ka November, 2016. Mashruuca horumarinta bulshada Reer guuraaga DDSI ee loo soo gaabiyo PCDP ayaa  15 gaadhi gudoonsiiyay 15 degmo oo ka mid ah 54 degmo ee mashruucani...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dugsiga Sare Ee Tuulada Laylakaal Oo Xadhiga Laga Jaray.

Laylakaal(cakaaranews), talaado, 29ka November, 2016. Masuuliyiin uu hogaaminaya gudoomiyaha degmada harawo  ayna ku wehelinayaan shaalaqaha ciidanka booliska gaarka ah qaybta ka hawlgasha  degmada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox kawaday Daraasaad Kusaabsan Cudurada Iyo Cayayaanka Waxyeeleeya Dalaga...

Qabridahar(Cakaaranews)Arbaco, 30ka November 2016. Koox uu Xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI u diray gobolka shabaale iyo qoraxey islamarkaana kawaday daraasaad ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartanka Baaskiilda Ee Soo Dhawaynta Xuska 11aad 29 Hidhaar

Jigjiga(Cakaarnews) Arbaco 30ka November 2016.Waxaa maanta xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka qabsoomay tartankii baaskiilada oo ay ku tartamayeen kooxo kala duwan oo ka kala socday qaar kamid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska 29 aad Ee Maalinka Kahortaga Iyo Xakamaynta HIV/AIDS

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 1da December 2016. Munaasabada xuska 29aad ee maalinka kahortaga iyo xakamaynta HIV/AIDS oo halku dhag looga dhigay ‘’aan si wadajir ah uga hortagno cudurka HIV-AIDS’’ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Ka Dagay Qabdridahar.

Qabridahar, (cakaaranews),jumce, 2da December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo  uu hogaaminayo ayaa ka dagay  garoonka diyaaradaha qabridahar international...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kormeer Ay Sameeyeen Maamulka Degmada Ceelkari

Ceelkari(Cakaaranews) Jumce 2da December 2016. Masuuliinta maamulka degmada ceelkari ee gobolka afdheer oo ay ugu horayso gudoomiyaha degmada ceelkari marwo Aniiso Mukhtaar oo kormeer indha indhayn ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Loo Qabtay Shaqaalaha MM Jigjiga

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 3da December 2016. Kulan ay kasoo qaybgaleen masuuliinta MM jigjiga oo uu ugu horeeyo maayorka mm jigjiga mudane Axmed maxamed, Madaxa arimaha xisbiga mm jigjiga mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysil-wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Goday Ka Soo Dagay.

Goday,(cakaaranews),sabti, 3da December, 2016. Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Raysil-wasaare ku xigeenka JDFI mudane Demaqe Mukonnon oo ay  ku wehilinayaan wasiirka arimaha fadaraalka iyo xoolo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiiis

Jigjiga(cakaaranews)Axad 4ta December 2016. Waxay dhamaan wakaalada warbaahinta DDSI ogaysiinaysaa bulshada qaybaheeda kaladuwan ee ku nool dalka iyo daafaha caalamka islamarkaana ku xidhan daawashada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waftigii Isku Dhafka Ahaa Oo Booqday Mashaariico Horumarineed.

Qabridahar(cakaaranews), Axad, 4ta, December, 2016. waftigii isku dhafka ahaa ee uu hogaaminayay Raysil-wasaare ku xigeenka JDFI mudane Demaqe Mukonnon Xuseen  oo ay horkacayaan masuuliyiinta ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Furay Shirkii heer qaran ee Qiimaynta Mashaariicaha Horumarka Waara

Qabridahar,(cakaaranews), Axad, 4ta, December, 2016. Waxaa maanta galinkii danbe si rasmiya uga furmay magaalada qabridahar gaar ahaan hoolka shirarka ee kuliyada caafimaadka  qabridahar shirkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waftigii Isku Dhafka Ahaa Oo Soo Gaadhay Magaalada Dhagaxbuur

Dhagaxbuur(Cakaaranews) Isniin 5ta December 2016. Waftigii isku dhafkaa ee uu hogaaminayay  Raysil wasaare ku xigeenka JDFI mudane Damaqe Mukonnon  Xuseen Iyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimayntii 23aad Ee Kooxaha Caafimaadka Wareega

Jigjiga(cakaaranews) Isniin 5ta, December 2016. Shir lagu qiimaynayo kooxaha caafimaadka wareega ee loogu talagalay bulshada reerguuraaga ah islamarkaana ay kasooqaybgaleen dhamaan kooxaha Mobile...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Shirkadaha Deegaanka

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 5ta, December 2016.Tababar uu soo agaasimay wakaalada horumarinta shirkadaha yaryar ee DDSI islamarkaana looqabtay qaar kamid ah shirkadaha heer deegaan kadhisan iyo waliba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysil Wasaare Ku Xigeenka Iyo MW CMC Oo Soo Gaadhay Xarunta Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 5ta December 2016. Waftigii balaadhnaa ee ay hogaaminayeen raysilwasaae ku xigeenka JDFI mudane Damaqe mukonnon xuseen iyo madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud Cumar ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qiimayntii Mashaariicaha SDGga Heer Qaran Oo Wali Sii Socota.

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 6da December 2016. Shirkan qiimaynta mashaariicaha horumarka waare ee afka qalaad loo yaqaano sustainable development goals (SDG) ee heer qaran ee sanad miisaaniyeedka...

View Article
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>