Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Gootaa Biki Oo Shir Balaadhan Ka Dhacay

Goota-biki(cakaaranews)khamiis 20ka October 2016. Shir balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan bulshada qaybaheeda kaladuwan islamarkaana ku saabsanaa sii xoojinta hawlaha horumarka nabadgalyada iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ol-olaha Qaliinka Indhaha Oo Ka Socda Cusbitalka Wayn ee Jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews)khamiis, 20ka, October, 2016. Waxaa ka socda cusbitaalka wayn ee meles memorial  Referral  hospital ee magaalada jigjiga ol-olaha qaliinka iyo daawaynta  indhaha oo ay fulinayaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Haweenka Iyo Caruurta DDSI Oo Ka Warbixisay Guulaha Laga Gaadhay...

Jigjiga, (cakaaranews)khamiis,20ka October, 2016.  Wasiirka xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta DDSI marwo Raxma Suldaan Maxamuud Haybe oo xafiiskeeda ugu waramasay warbaahinta deegaanka  ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsanaa La Dagaalanka Tacadiyada Cadooyinka Xunxun

  Jigjiga ( Cakaaranews ) Jumce 21ka October 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta DDSI oo ay kasoo qaybgaleen 6da ismaamul magaalo iyo haweenka federationka gobalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Xubno Ka socday Xafiisyada Iyo Wakaaladaha DDSI

Jigjiga(cakaaranews)Jimce 21ka, October 2016. Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen Wasaarada Arrimaha Haweeka iyo Caruurta JDFI iyo Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Caruurta DDSI islamarkaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Soo Dhawaynta Qurbajoogta Oo Kulan Deg-deg ah Yeeshay

Jigjiga(Cakaaranews) Jimce, 21ka October 2016. Shir deg-deg ah oo ay maanta yeesheen Gudiga soo dhawaynta qurbajoogta ee shirwaynaha 9, aad ee XDSHSI oo uu gudoomiye uyahay mudane Farxaan Maxamed Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha iyo Macalimiinta Kuliyada Jigjiga Polytechnic Oo Yeeshay Kulan...

Jigjiga(cakaaranews)sabti 22ka, October 2016. Kuliyada xirfadaha iyo farsamada gacanta ee jigjiga polytechnic ayaa yeeshay kulan wadatshi ah oo ku aadan sii dardargalinta iyo kamidho dhalinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirku Xigeenka Beeraha DDSI Oo Ka Warbixiyay Waxqabadka Barnaamijka PSNP.

Jigjiga(cakaaranews),Sabti, 22ka, October, 2016. Wasiir ku xigeenka beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah ee DDSI mudane guuleed aw cali kaahin oo u  waramayay shabakada wararka ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar U Socday Xubno Ka Mid Ah Ciidanka Booliska Gaarka Ah Oo La Soo...

Jigjiga(cakaaranews), sabti, 22ka, October, 2016. Waxaa lagu soo gabagabeeyay  magaalada jigjiga ee xarunta DDSI gaar ahaan hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI tababar in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan La Yeeshay Shaqaalihii Hormuudka Degmooyinka

Jigjiga ( Cakaaranews ) Sabti 22ka October 2016.madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta kulan la yeeshay shaqaalihii hormuudka ahaa ee ku xaraysnaa macadka maaraynta DDSI, Isagoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo U Amba Baxay Gobalka Erer

Waangey (Cakaaranews ) Axad 23ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya  wafti balaadhan ayaa saaka xarunta deegaanka uga amba baxay dhinaca gobolka erer, Isagoo sii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Mashaaricaha Biyo Galinta Duduma Cad

Fiiq( Cakaaranews ) Axad 23ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay  ee u anbabaxay dhinaca gobalka erer ayaa xadhiga kasii jaray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar looqabtay Qaar Kamid Ah Xirfadlayaasha Caafimaadka 3 Gobol

Jigjiga(cakaaranews)Axad 23ka, October 2016. Tababar ujeedadiisu tahay nidaamka casriga ah ee  baadhista cudarada TB, AIDSka, iyo waliba cudurka juudaanka  islamarkaana lasiinayay 80 xubnood oo ka kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada Jigjiga Oo Sanadkan 2009 T.I Qaabishay 5400 Oo Arday

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 24ka, October 2016. Jaamacada jigjiga oo kamid ah jaamacadaha dalka JDFI ayaa sanadkan 2009 T.I qaabishy arday tiradoodu kor u dhaafayso 5400 oo arday iyadoo waxbarashadana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Ay Ku Qalin Jabiyeen 70 Arday Oo Bartay Xirfadaha Kala Duwan Ayaa Ka...

Jigjiga,(cakaaranews),Isniin, 24ka, October, 2016. Waxaa maanta lagu qabtay huteelka GREAN ee magaalada jigjiga xaflad balaadhan oo ay ku qalin jabiyeen   Ardaydii baratay  Habka qurxinta haweenka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Buundada Waangey

Waangey(cakaaranews)Isniin 24ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray buundada waangey oo dheererkeedu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Hadhimo Sharafeed Ah Oo Loo Sameeyay Qurba Joogta DDSI.

Jigjiga.(cakaaranews), talaado, 25ka October. 2016. Waxaa maanta xaflad  hadhimo sharafeed ah oo si meeqaam sare ah loo soo agaasimay loogu  sameeyay huteelka ZM ee magaalada jigjiga  qurba joogta DDSI...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Soo Gabagabeeyay Xirfadlayaal Caafimaad.

Jigjiga(cakaaranews)talaado, 25ka October, 2016. Tababar ay ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadilahaa xirfada daryeelka caafimaadka hooyada ilmuhu ka qubto/ dhiciska oo mudo 12 maalmood ah u socday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kuliyada Maaraynta Iyo Adeega Shacabka Oo Bilowday Diwaangalinta Ardayda Cusub.

Jigjiga,(cakaaranews) talaado, 25ka, October, 2016.  Kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI   oo ka duulaysa taabo galinta qorshayaasha horumarineed ee u dajisan xukuumada DDSI, ayaa sanadihii ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Kusugan Qariira

Qubi ( Cakaaranews ) Talaado 25ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa xadhig kajarkii buundada waangay kadib uga dhaqaaqeen...

View Article
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live