Hormuudkii Degmooyinka DDSI Oo Gacantooda Isku Magacaabay.
Jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 23ka, November, 2016. Waxaa maanta ka dhacay hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka ee DDSI kulan loo qabtay hormuudkii laga soo kala xulay degmooyinka...
View ArticleShirwaynihii 9aad Ee Ha’yadaha Lacagaha yaryar Ee Dalka Oo Galay Maalinkii 2aad
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 24ka November 2016. Shirwaynihii 9aad ha’yada adeega lacagaha yaryar ee dowlad deegaanada dalka ayaa galay maalintii 2aad, Iyadoo lagusoo jeediyay daraasaadyo kor loogu...
View ArticleTartanka Su’aal iyo Jawaab Oo kadhacay Xarunta DDSI
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 24ka November 2016. Tartan dood Cilmiyeed ah Oo ku qotama Su aal iyo jawaab kuna saabsan dastuurka JDFI dalka iyo cilmiga sayniska islamarkaana ay kasooqaybgaleen qaar kamid...
View ArticleXafiiska Caafimaadka DDSI Iyo Xafiiska Ka Hortaga Iyo Xakaymaynta HIV AIDS Oo...
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 25ka November 2016. Kulan si heer sare ah uu usoo agaasimay xafiiska cafiimaadka DDSI Iyo X afiiska ka hortaga iyo xakamaynta cudurka HIV AIDS oo ay kasoo qaybgaleen Wasiirka...
View ArticleDaraasaad Kusaabsan Cudurada Iyo Cayayaanka Waxyeeleeya Dalaga Oo Laga Wado...
Musatxiil(Cakaaranews)Jumce, 25ka November 2016. Xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI oo ka duulaya qorshayaasha horumarineed ee ku aadan horumarinta beeraha iyo waliba...
View ArticleNatiijooyinkii Taadhasooga Ururada Bah’wadaagta Ah Ee Dalka
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 25ka November 2016. Sida lawada ogsoonyahay raysalwasaaraha dalka mudane Hailemariam Desalegn ayaa qiimayn sal iyo baar ah oo dhaliil iyo isdhaliil ah islamarkaana shaqsi...
View ArticleXaalada Isbadalka Cimilada Iyo Kadiyaargarawga Xukuumada
Jigjiga(Cakaaranews)Jumce 25ka November 2016. Sida lawada ogsoon yahay waxaa jirtay abaar kadhalatay sanadkii hore roob la’aanta ama ay keentay isbadalka cimilada aduunka ee Elinino. Taas oo saamaysay...
View ArticleTababar Kusaabsan Cudurka Trachoma
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 26ka November 2016. Tababar ujeedadiisu tahay kahortaga iyo dabargoynta cudurka kudhaca indhaha ee loo yaqaano (Trachoma) islamarkaana ay kasooqaybgaleen qaarkamid ah...
View ArticleMunaasabad Uu Soo Agaasimay Xafiiska Horumarinta Beeraha Iyo Khayraadka...
Jigjiga ( Cakaaranews) Sabti 26ka November 2016. Munaasabad uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga DDSI oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin ka socday wasaarda beeraha...
View ArticleXaflad Qalinjabin Ah Oo Kadhacday Kuliyada Maaraynta Iyo Adeega Shacabka DDSI J
Jigjiga(Cakaaranews)Sabti 26ka November 2016. Arday tiradoodu kabadantahay 419 oo waxkabaranaysay kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI ayaa saaka xafladii qalin jabintoodu si heer sare ah uga...
View ArticleMW CMC Oo Dhagax Dhigay Mashruuca Dhismaha wayn Ee Kaali Mall
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 26ka November 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo heer deegaan ah, odayaal dhaqameedka deegaanka, iyo marti sharaf kale...
View ArticleShir Ay Kasoo Qaybgalayaan 2kun Oo Qof Oo Degmada Gunagado Kadhacaya
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 26ka November 2016. Shir balaadhan oo kadhacaya degmada gunagada 2da todobaad ee fooda inagu soo haysa gudahood ayaa waxaa kasoo qaybgalaya 2kun oo qof oo isugu jira...
View ArticleMW CMW Oo U Amba Baxay Magaalada Dire Dawa
Diredawa(Cakaaranews) Axad 27ka November 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan oo heer deegaan ah ayaa dhinaca xarunta deegaanka ooga amba baxay dhanka...
View ArticleMunaasabad Lagula Kala Wareegayay Agab Caafimaad Oo Ka Dhacday jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews) Axad, 27da November, 2016. Marwo Maariya Cumar Cali oo ah muwaadinad u dhalatay DDSI kana mid ah qurba joogta DDSI ee ku dhaqan wadanka Sweden ayaa deegaanka soo gaadhsiiyay...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Horumarka Iyo Nabadgalyada Oo Ka Dhacay MM Dhagaxbuur.
Dhagaxbuur(cakaaranews),Talaado, 18ka October, 2016. Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay sii xoojinta hawlaha horumarka nabadgalyada iyo maamulka suuban ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee maamulka...
View ArticleOgaysiis: UHSI Ee Waqooyiga America
America ( Cakaaranews ) Talaado 18ka October 2016. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada DDSI ee ku dhaqan waqooyiga America inay kasoo qaybgalaan xaflad lagu daah furayo ururka horumarinta...
View ArticleDegmada Qabridahar Oo Geedka Garanwaaga ah Si Balaadhan Loo Gubay
Qabridahar(cakaaranews)Arbaco 19ka October 2016. Bulshada kudhaqan centerka buundada qoraxay oo ay waheliyaan qaar kamid ah maamulka degmada qabridahar iyo waliba qaar kami ah saraakiisha ciidanka...
View ArticleXidhitaanka Xafladii Ururka Ardayda Midowga DDSI
Jigjiga ( Cakaaranews ) Arbaco 19ka October 2016. Xaflad balaadhan oo loosoo xidhayay ururka ardayda midowga DDSI ee ku midoobay tabuuracaadka ardayda kala duwan ee deegaanka iyo siduu kor ugusoo...
View ArticleWasiir Ku Xigeenka Beeraha Oo Ka Warbixiyay Qorshayaal ku wajahan dhinaca Wax...
Jigjiga(cakaaranews), Arbaca, 19ka October, 2016. Wasiir ku xigeenka xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah ee DDSI mudane Guuleed Aw Cali Kaahin oo xafiiskiisa ugu waramayay...
View ArticleMashruuca PCDP Oo Gawaadhi Gudoonsiiyay 16 Degmo
Jigjiga ( Cakaaranews ) Khamiis 20ka October 2016. Mashruuca horumarinta bulshada heer guuraaga DDSI ee loosoo gaabiyo PCDP ayaa 16 gaadhi gudoonsiiyay 16 degmo oo kamid ah 54 degmo ee mashruucani ka...
View Article