Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kulan La Yeeshay Waxgaradka Fiiq.

Fiiq ( Cakaaranews ) Arbaco 26ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo xalay u hoyday baadiyaha qariira oo katirsan senterka sac la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Soo Gaadhay Xarunta Deegaanka

jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco 26ka October, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Kor u Qaadida Nidaamka Dakhliga Oo Ka Dhacay Jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews),arbaca, 26ka October, 2016. Kulan lagaga hadlayay  nidaamka kor u qaadida dakhliga oo ay soo diyaarisay wakaalada dakhliga DDSI loona qabtay  ganacsatada ku dhaqan magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan lagu Qiimaynayay Diyaargarawga Barnaamijka Shabakada Damaanad Qaadka...

Jigjiga(cakaaranews), khamiis, 27ka, October, 2016. Waxaa ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta dhexe ee XDSHSI kulan lagu  Qiimaynta Diyaar garawga  Barnaamijka shabakada damaanad qaadka cuntada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jigjiga iyo Warshada Saabuunta Samaysa Oo Xadhiga Laga jaray

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 27ka, October 2016. Warshada saabuunta oo  soo saaraysa 3000 oo litter oo isugu jirta saabuun qabays iyo saabuunta dharka maalinkasta ayaa si rasmi ah ay xadhiga uga jareen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maareeyaha Wakaalada Diwaaangalinta Marxaladaha Muhiimka ah Oo Ka Warbixisay...

Jigjiga(cakaaranews)khamiis 27ka October 2016. Wakaalada diwaangalinta marxaladaha muhiimka ah oo ah wakaalad dhawaan laga aas aasay Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya islamarkaana u taagan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qaybtay Shaqaalihii Cusbaa Ee Qaybta Taageerada Habnololeedka

Jigjiga (Cakaaranews) Jumce 28ka October 2016. Tababar si heer sare loosoo agaasimay oo uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI  waaxdiisa damaanad qaadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Galinta Senterka Kaaha

Qabribayax( Cakaaranews) Jumce 28ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka xarunta deegaanka uga amba baxay dhanka degmada qabribayax isagoo xadhiga ka jaray mashruuca...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo ka Dagay Qabridahar

Qabridahar(cakaaranews) Axad, 30ka, October, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Komishinka Xaquuqul Insaanka Oo Tababar U Qabtay Xubno Kasocday degmooyinka...

Jigjiga(cakaaranews) Axad,30ka October 2016. Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen  komishinka xaquuqul insaanka Dalka iyo komishinka xaquuqul insaanka laantiisa DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynaha 9aad Ee XDSHSI Iyo Qabridahar.

Qabridahar,(cakaaranews), Axad, 30, October, 2016. Waxaa labadii maalmood ee ugu danbeeyay siwayn ugu soo qul-qulaya  xarunta gobolka qoraxay  ee magaalada qabridahar masuuliyiinta xukuumada DDSI...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg deg Ah Shirwaynihii 9aad Ee XDSHSI Oo Ka Furmay.

Maraacaato(cakaaranews), Isniin, 31ka October, 2016. waxaa hadda si rasmiya uga furmay tuulada maraacaato ee degmada qabridahar shirwaynihii 9aad ee XDSHSI. Shiraynahan oo ay ka soo qayb-galeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg deg Gudiga Shirgudoonka Shirwaynaha 9aad ee XDSHSI oo la doortay.

Maraacaato(cakaaranews) isniin, 31ka, October, 2016.Waxaa hadda lagu doortay shirwaynihii 9aad ee XDSHSI xubnaha shir gudoonka shirwaynaha oo ka kooban shan xubnood oo hagi doona shirwaynaha 9aad ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Macalimiinta Dumarka Ah Ee Degmooyinka

Jigjiga(cakaaranews)Isniin,31ka October 2016. Tababar ujeedadiisu tahay  Kahortaga iyo jawaab ka bixinta tacadiyada kadhanka ah ee loo gaysto gabdhaha iyo waliba  guurka dagdaga ah ayaa si habsami leh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 9aad Ee XDSHSI Oo Galay Maalintii 2aad.

Maraacaato( cakaaranews), talaado, 1da, November, 2016.  Waxaa maalintii 2aad si qurux badan uga socda tuulada maraacaato ee degmada qabridahar shirwaynihiI 9aad ee XDSHSI. Sida aad wararkayagii hore...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg deg: Raysal Wasaaraha Dalka Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

Addiss ababa(Cakaaranews) Talaado 1da November 2016. Raysal wasaaraha dalka mudane  Hailemariam Desalegn ayaa baarlamaanka hortooda kaga  dhawaaqay xubno kabaneega  ama wasiiro cusub. Islamarkaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

47 Xubnood Oo Loo Doortay Golaha Dhexe Ee X.D.SH.S.I

Maraacaato( Cakaaranews) Talaado, 1da November 2016. Shirwaynihii 9, aad ee XDSHSI ee kasocday tuulada maraacaato ee degmada qabridahar hoos timaada ayaa maanta lagu doortay 47da xubnood ee golaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Hayay Xirfadlayaal Caafimaad Oo Lasoo Gunaanaday

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 2da November 2016.Tababar uu soo agaasimay xafiiska caafimaadka DDSI  laguna tababarayay xirfadlayaasha caafimaadka oo tiradoodu kabadantahay 100 xirfadle   islamarkaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Fulinta Iyo Komishinka Dabagalka X.D.SH.S.I Oo La Doortay

maraacaato (cakaaranws) Arbaca, 2da, November, 2016.   waxa shirwaynihii 9aad ee XDSHSI maanta lagu doortay golaha  gudiga fulinta XDSHSI oo ka kooban 15 xubood kuwaasi oo 2da sano iyo badhka soo socda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Uu Soo Agaasimay Xafiiska Arrimaha Haweenka Iyo Caruurta DDSI

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 3da November 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta DDSI islamarkaana ay kasoo qaybgaleen bahwadaagta daryeelka caruurta oo ka koobnaa...

View Article
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>