Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijooyinkii Taadhasooga Ururada Bah’wadaagta Ah Ee Dalka

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 25ka November 2016. Sida lawada ogsoonyahay raysalwasaaraha dalka mudane Hailemariam Desalegn ayaa qiimayn sal iyo baar ah oo dhaliil iyo isdhaliil ah islamarkaana shaqsi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaalada Isbadalka Cimilada Iyo Kadiyaargarawga Xukuumada

Jigjiga(Cakaaranews)Jumce 25ka November 2016. Sida lawada ogsoon yahay waxaa jirtay abaar kadhalatay sanadkii hore roob la’aanta ama ay keentay isbadalka cimilada aduunka ee Elinino. Taas oo saamaysay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Cudurka Trachoma

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 26ka November 2016. Tababar ujeedadiisu tahay kahortaga iyo dabargoynta cudurka kudhaca indhaha ee loo yaqaano (Trachoma) islamarkaana ay kasooqaybgaleen qaarkamid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad Uu Soo Agaasimay Xafiiska Horumarinta Beeraha Iyo Khayraadka...

Jigjiga ( Cakaaranews) Sabti 26ka November 2016. Munaasabad uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga DDSI oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin ka socday wasaarda beeraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Qalinjabin Ah Oo Kadhacday Kuliyada Maaraynta Iyo Adeega Shacabka DDSI J

Jigjiga(Cakaaranews)Sabti 26ka November 2016. Arday tiradoodu kabadantahay 419 oo waxkabaranaysay kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI ayaa  saaka xafladii qalin jabintoodu si heer sare ah uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Dhagax Dhigay Mashruuca Dhismaha wayn Ee Kaali Mall

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 26ka November 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo heer deegaan ah, odayaal dhaqameedka deegaanka, iyo marti sharaf kale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Ay Kasoo Qaybgalayaan 2kun Oo Qof Oo Degmada Gunagado Kadhacaya

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 26ka November 2016. Shir balaadhan oo kadhacaya degmada gunagada 2da todobaad ee fooda inagu soo haysa gudahood ayaa waxaa kasoo qaybgalaya 2kun oo qof oo isugu jira...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMW Oo U Amba Baxay Magaalada Dire Dawa

Diredawa(Cakaaranews) Axad 27ka November 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan oo heer deegaan ah ayaa dhinaca xarunta deegaanka ooga amba baxay dhanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad Lagula Kala Wareegayay Agab Caafimaad Oo Ka Dhacday jigjiga.

Jigjiga,(cakaaranews) Axad, 27da November, 2016. Marwo Maariya Cumar Cali oo ah muwaadinad u dhalatay DDSI  kana mid ah qurba joogta DDSI ee ku   dhaqan wadanka Sweden ayaa deegaanka soo gaadhsiiyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Kusoo Laabbtay Xarunta Deegaanka...

jigjiga(Cakaaranews) Axad 27ka November 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa kusoo laabtay xarunta deegaanka kadib markuu galinkii danbee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Macalimiinta

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 28ka November 2016.Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen Geedi-socodka Horumarinta macalimiinta iyo Hogaaminta waxbarashada ee xafiiska waxbarashada DDSI iyo Hay'ada Unicef...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Horumarinta Xoolaha Iyo Reerguuraaga DDSI Oo Ka Warbixisay Diyaar...

Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 29ka November, 2016. Dawlada deegaanka soomalida itoobiya ayaa sanadkan martigalinaysa munaasabada 16aad ee xuska maalinta xoolo dhaqatada dalkeena itoobiya taasi oo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartanka baaskiilka ee Ture Meles Oo Ka Qabsoomay Magaalada Jigjiga

Jigjiga( Cakaaranews) Talaado 29ka November 2016. Waxaa xurunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka qabsoomay tartankii baaskiilka oo ay ku tartamayeen labada magaalo ee kala ah Addisababa iyo maqale....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashruuca PCDP Oo Gawaadhi Ku Wareejiyay 15 Degmo.

Jigjiga(cakaaranews), talaado, 29ka November, 2016. Mashruuca horumarinta bulshada Reer guuraaga DDSI ee loo soo gaabiyo PCDP ayaa  15 gaadhi gudoonsiiyay 15 degmo oo ka mid ah 54 degmo ee mashruucani...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dugsiga Sare Ee Tuulada Laylakaal Oo Xadhiga Laga Jaray.

Laylakaal(cakaaranews), talaado, 29ka November, 2016. Masuuliyiin uu hogaaminaya gudoomiyaha degmada harawo  ayna ku wehelinayaan shaalaqaha ciidanka booliska gaarka ah qaybta ka hawlgasha  degmada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox kawaday Daraasaad Kusaabsan Cudurada Iyo Cayayaanka Waxyeeleeya Dalaga...

Qabridahar(Cakaaranews)Arbaco, 30ka November 2016. Koox uu Xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI u diray gobolka shabaale iyo qoraxey islamarkaana kawaday daraasaad ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartanka Baaskiilda Ee Soo Dhawaynta Xuska 11aad 29 Hidhaar

Jigjiga(Cakaarnews) Arbaco 30ka November 2016.Waxaa maanta xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka qabsoomay tartankii baaskiilada oo ay ku tartamayeen kooxo kala duwan oo ka kala socday qaar kamid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska 29 aad Ee Maalinka Kahortaga Iyo Xakamaynta HIV/AIDS

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 1da December 2016. Munaasabada xuska 29aad ee maalinka kahortaga iyo xakamaynta HIV/AIDS oo halku dhag looga dhigay ‘’aan si wadajir ah uga hortagno cudurka HIV-AIDS’’ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Ka Dagay Qabdridahar.

Qabridahar, (cakaaranews),jumce, 2da December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo  uu hogaaminayo ayaa ka dagay  garoonka diyaaradaha qabridahar international...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kormeer Ay Sameeyeen Maamulka Degmada Ceelkari

Ceelkari(Cakaaranews) Jumce 2da December 2016. Masuuliinta maamulka degmada ceelkari ee gobolka afdheer oo ay ugu horayso gudoomiyaha degmada ceelkari marwo Aniiso Mukhtaar oo kormeer indha indhayn ah...

View Article
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>