Shir Loo Qabtay Shaqaalaha MM Jigjiga
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 3da December 2016. Kulan ay kasoo qaybgaleen masuuliinta MM jigjiga oo uu ugu horeeyo maayorka mm jigjiga mudane Axmed maxamed, Madaxa arimaha xisbiga mm jigjiga mudane...
View ArticleRaysil-wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Goday Ka Soo Dagay.
Goday,(cakaaranews),sabti, 3da December, 2016. Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Raysil-wasaare ku xigeenka JDFI mudane Demaqe Mukonnon oo ay ku wehilinayaan wasiirka arimaha fadaraalka iyo xoolo...
View ArticleOgaysiis Ogaysiis Ogaysiiis
Jigjiga(cakaaranews)Axad 4ta December 2016. Waxay dhamaan wakaalada warbaahinta DDSI ogaysiinaysaa bulshada qaybaheeda kaladuwan ee ku nool dalka iyo daafaha caalamka islamarkaana ku xidhan daawashada...
View ArticleWaftigii Isku Dhafka Ahaa Oo Booqday Mashaariico Horumarineed.
Qabridahar(cakaaranews), Axad, 4ta, December, 2016. waftigii isku dhafka ahaa ee uu hogaaminayay Raysil-wasaare ku xigeenka JDFI mudane Demaqe Mukonnon Xuseen oo ay horkacayaan masuuliyiinta ugu...
View ArticleMW CMC Oo Furay Shirkii heer qaran ee Qiimaynta Mashaariicaha Horumarka Waara
Qabridahar,(cakaaranews), Axad, 4ta, December, 2016. Waxaa maanta galinkii danbe si rasmiya uga furmay magaalada qabridahar gaar ahaan hoolka shirarka ee kuliyada caafimaadka qabridahar shirkii...
View ArticleWaftigii Isku Dhafka Ahaa Oo Soo Gaadhay Magaalada Dhagaxbuur
Dhagaxbuur(Cakaaranews) Isniin 5ta December 2016. Waftigii isku dhafkaa ee uu hogaaminayay Raysil wasaare ku xigeenka JDFI mudane Damaqe Mukonnon Xuseen Iyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud...
View ArticleQiimayntii 23aad Ee Kooxaha Caafimaadka Wareega
Jigjiga(cakaaranews) Isniin 5ta, December 2016. Shir lagu qiimaynayo kooxaha caafimaadka wareega ee loogu talagalay bulshada reerguuraaga ah islamarkaana ay kasooqaybgaleen dhamaan kooxaha Mobile...
View ArticleTababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Shirkadaha Deegaanka
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 5ta, December 2016.Tababar uu soo agaasimay wakaalada horumarinta shirkadaha yaryar ee DDSI islamarkaana looqabtay qaar kamid ah shirkadaha heer deegaan kadhisan iyo waliba...
View ArticleRaysil Wasaare Ku Xigeenka Iyo MW CMC Oo Soo Gaadhay Xarunta Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 5ta December 2016. Waftigii balaadhnaa ee ay hogaaminayeen raysilwasaae ku xigeenka JDFI mudane Damaqe mukonnon xuseen iyo madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud Cumar ayaa...
View ArticleQiimayntii Mashaariicaha SDGga Heer Qaran Oo Wali Sii Socota.
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 6da December 2016. Shirkan qiimaynta mashaariicaha horumarka waare ee afka qalaad loo yaqaano sustainable development goals (SDG) ee heer qaran ee sanad miisaaniyeedka...
View ArticleKulan Aqoon Iswadaarsi ah Oo Kadhcay Hoolka XAF-Arrimaha Haweenka Iyo...
Jigjiga(cakaaranews)Talaado 6da December 2016. Kulan Aqoon iswaydaarsi ah oo kusaabsan xuska shucuubta iyo qoomiyadaha dalka ee 29ka hidhaar islamarkaana uu soo diyaariyay xafiiska arrimaha haweenka...
View ArticleShirkii Qiimaynta Mashaariicaha SDG Heer Qaran Oo Soo Gabagaboobey
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 7da December 2016. Shirkii qiimaynta mashaariicaha horumarka waare ee afka qalaad loo yaqaano sustainable development goals (SDG) ee heer qaran ee sanad miisaaniyeedka...
View ArticleMW CMC Oo Galay Harar.
Harar,(cakaaranews)Arbaca, 7da December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo galabta ka anbabaxay xarunta DDSI ee jigjiga ayaa u kicitimay...
View ArticleMW CMC Oo Kulan La Yeeshay Waxgaradka Fiiq.
Fiiq ( Cakaaranews ) Arbaco 26ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo xalay u hoyday baadiyaha qariira oo katirsan senterka sac la...
View ArticleMW CMC Oo Soo Gaadhay Xarunta Deegaanka
jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco 26ka October, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Kor u Qaadida Nidaamka Dakhliga Oo Ka Dhacay Jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews),arbaca, 26ka October, 2016. Kulan lagaga hadlayay nidaamka kor u qaadida dakhliga oo ay soo diyaarisay wakaalada dakhliga DDSI loona qabtay ganacsatada ku dhaqan magaalada...
View ArticleKulan lagu Qiimaynayay Diyaargarawga Barnaamijka Shabakada Damaanad Qaadka...
Jigjiga(cakaaranews), khamiis, 27ka, October, 2016. Waxaa ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta dhexe ee XDSHSI kulan lagu Qiimaynta Diyaar garawga Barnaamijka shabakada damaanad qaadka cuntada...
View ArticleJigjiga iyo Warshada Saabuunta Samaysa Oo Xadhiga Laga jaray
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 27ka, October 2016. Warshada saabuunta oo soo saaraysa 3000 oo litter oo isugu jirta saabuun qabays iyo saabuunta dharka maalinkasta ayaa si rasmi ah ay xadhiga uga jareen...
View ArticleMaareeyaha Wakaalada Diwaaangalinta Marxaladaha Muhiimka ah Oo Ka Warbixisay...
Jigjiga(cakaaranews)khamiis 27ka October 2016. Wakaalada diwaangalinta marxaladaha muhiimka ah oo ah wakaalad dhawaan laga aas aasay Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya islamarkaana u taagan...
View ArticleTababar Loo Qaybtay Shaqaalihii Cusbaa Ee Qaybta Taageerada Habnololeedka
Jigjiga (Cakaaranews) Jumce 28ka October 2016. Tababar si heer sare loosoo agaasimay oo uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI waaxdiisa damaanad qaadka...
View Article