MW CMC Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Galinta Senterka Kaaha
Qabribayax( Cakaaranews) Jumce 28ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka xarunta deegaanka uga amba baxay dhanka degmada qabribayax isagoo xadhiga ka jaray mashruuca...
View ArticleMW CMC Oo ka Dagay Qabridahar
Qabridahar(cakaaranews) Axad, 30ka, October, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee...
View ArticleKomishinka Xaquuqul Insaanka Oo Tababar U Qabtay Xubno Kasocday degmooyinka...
Jigjiga(cakaaranews) Axad,30ka October 2016. Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen komishinka xaquuqul insaanka Dalka iyo komishinka xaquuqul insaanka laantiisa DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen...
View ArticleShirwaynaha 9aad Ee XDSHSI Iyo Qabridahar.
Qabridahar,(cakaaranews), Axad, 30, October, 2016. Waxaa labadii maalmood ee ugu danbeeyay siwayn ugu soo qul-qulaya xarunta gobolka qoraxay ee magaalada qabridahar masuuliyiinta xukuumada DDSI...
View ArticleWar Deg deg Ah Shirwaynihii 9aad Ee XDSHSI Oo Ka Furmay.
Maraacaato(cakaaranews), Isniin, 31ka October, 2016. waxaa hadda si rasmiya uga furmay tuulada maraacaato ee degmada qabridahar shirwaynihii 9aad ee XDSHSI. Shiraynahan oo ay ka soo qayb-galeen...
View ArticleDeg deg Gudiga Shirgudoonka Shirwaynaha 9aad ee XDSHSI oo la doortay.
Maraacaato(cakaaranews) isniin, 31ka, October, 2016.Waxaa hadda lagu doortay shirwaynihii 9aad ee XDSHSI xubnaha shir gudoonka shirwaynaha oo ka kooban shan xubnood oo hagi doona shirwaynaha 9aad ee...
View ArticleTababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Macalimiinta Dumarka Ah Ee Degmooyinka
Jigjiga(cakaaranews)Isniin,31ka October 2016. Tababar ujeedadiisu tahay Kahortaga iyo jawaab ka bixinta tacadiyada kadhanka ah ee loo gaysto gabdhaha iyo waliba guurka dagdaga ah ayaa si habsami leh...
View ArticleShirwaynihii 9aad Ee XDSHSI Oo Galay Maalintii 2aad.
Maraacaato( cakaaranews), talaado, 1da, November, 2016. Waxaa maalintii 2aad si qurux badan uga socda tuulada maraacaato ee degmada qabridahar shirwaynihiI 9aad ee XDSHSI. Sida aad wararkayagii hore...
View ArticleDeg deg: Raysal Wasaaraha Dalka Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
Addiss ababa(Cakaaranews) Talaado 1da November 2016. Raysal wasaaraha dalka mudane Hailemariam Desalegn ayaa baarlamaanka hortooda kaga dhawaaqay xubno kabaneega ama wasiiro cusub. Islamarkaana...
View Article47 Xubnood Oo Loo Doortay Golaha Dhexe Ee X.D.SH.S.I
Maraacaato( Cakaaranews) Talaado, 1da November 2016. Shirwaynihii 9, aad ee XDSHSI ee kasocday tuulada maraacaato ee degmada qabridahar hoos timaada ayaa maanta lagu doortay 47da xubnood ee golaha...
View ArticleTababar Loo Hayay Xirfadlayaal Caafimaad Oo Lasoo Gunaanaday
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 2da November 2016.Tababar uu soo agaasimay xafiiska caafimaadka DDSI laguna tababarayay xirfadlayaasha caafimaadka oo tiradoodu kabadantahay 100 xirfadle islamarkaana...
View ArticleGudiga Fulinta Iyo Komishinka Dabagalka X.D.SH.S.I Oo La Doortay
maraacaato (cakaaranws) Arbaca, 2da, November, 2016. waxa shirwaynihii 9aad ee XDSHSI maanta lagu doortay golaha gudiga fulinta XDSHSI oo ka kooban 15 xubood kuwaasi oo 2da sano iyo badhka soo socda...
View ArticleTababar Uu Soo Agaasimay Xafiiska Arrimaha Haweenka Iyo Caruurta DDSI
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 3da November 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta DDSI islamarkaana ay kasoo qaybgaleen bahwadaagta daryeelka caruurta oo ka koobnaa...
View ArticleMW CMC Iyo Masuuliyiintii Ka Qaybgashay Shirwaynihii 9aad Oo Ku Soo Noqday...
Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 3da, November, 2016 Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii ka qaybgalay shirwaynihii 9aad ee XDSHSI ayaa maanta dib ugu soo noqday xarunta deegaanka...
View ArticleKoox Isku Dhaf Ah Oo Isugu Jiray Jaamacada Jigjiga Iyo Heer Federal Oo...
Tuli(Cakaarnews) Jumce 4ta November 2016. Khabiiro ka socday heer federal iyo jaamacada jigjiga islamarkaana takhasus dheeraad ah uleh dalaga beeraha ayaa kormeer indha indhayn ah kusoo maray tuulada...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Sii Xoojinta Horumarka Iyo Nabadgalyada Oo Ka Dhacay MM...
Dhagaxbuur(cakaaranews) jumce, 4ta November, 2016. Waxaa ka dhacay madasha shirarka ee maamulka magaalada dhagaxbuur shir balaadhan oo ay ka soo qayb-galeen qaarka mid ah masuuliyiin heer deegaan ah,...
View ArticleKomishinka Qaabilaada Iyo Cabashooyinka Oo Tababar U Qabtay Maamulka...
Jigjiga(cakaaranews)Axad 6da November 2016. Tababar uu soo agaasimay komishinka qaabilaada iyo cabahooyinka DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen maamulka 20ka xaafadood ee maamulka magaalada jigjiga...
View ArticleXaflad Casho Sharaf ah Oo Ka Dhacday jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews) Axad, 6da, November, 2016. Waxaa xalay ka dhacay barxada wayn ee hoolka qaryaan dhoodaan ee magaalada jigjiga xaflad casho sharaf ah oo lagu soo xidhayay barnaamijka balaadhinta...
View ArticleWasiiru Dawlaha Wasaarada Horumarinta Xoolaha Iyo Kaluumaysiga JDFI Oo...
Jigjiga,(cakaaranews) Axad, 6da, November, 2016. Wafti iskugu jira heer deegaan, heer fedaraal iyo heer gobol oo ay hogaaminayeen madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna Wasiirka xafiiska Beeraha iyo...
View ArticleTababar Uu Soo Agaasimay Xafiiska Horumarinta Beeraha Iyo Khayraadka Dabiiciga
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 7da November 2016. Tababar u si heer sare ah usoo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah waaxdiisa khayraadka dabiiciga islamarkaan ay kasoo...
View Article