Qabridahar, (cakaaranews),jumce, 2da December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha qabridahar international Airport
Waxayna, waftigan uu hogaaminaya madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud cumar ujeedada socdaalkoodu tahay in ay ka qaybgalaan shirwaynaha heer qaran ee Qiimaynta mashaariicaha horumarka waara oo ka dhacaya magaalada qabridahar. madaxwaynaha DDSI iyo waftigan uu hogaaminayo ayaa wakhti xaadirkan ku sugan magaalada qabridahar.
Warkan oo faah-faahsan kala soco wararkayaga danbe.