Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynaha 9aad Ee XDSHSI Iyo Qabridahar.

Qabridahar,(cakaaranews), Axad, 30, October, 2016. Waxaa labadii maalmood ee ugu danbeeyay siwayn ugu soo qul-qulaya  xarunta gobolka qoraxay  ee magaalada qabridahar masuuliyiinta xukuumada DDSI...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg deg Ah Shirwaynihii 9aad Ee XDSHSI Oo Ka Furmay.

Maraacaato(cakaaranews), Isniin, 31ka October, 2016. waxaa hadda si rasmiya uga furmay tuulada maraacaato ee degmada qabridahar shirwaynihii 9aad ee XDSHSI. Shiraynahan oo ay ka soo qayb-galeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg deg Gudiga Shirgudoonka Shirwaynaha 9aad ee XDSHSI oo la doortay.

Maraacaato(cakaaranews) isniin, 31ka, October, 2016.Waxaa hadda lagu doortay shirwaynihii 9aad ee XDSHSI xubnaha shir gudoonka shirwaynaha oo ka kooban shan xubnood oo hagi doona shirwaynaha 9aad ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Macalimiinta Dumarka Ah Ee Degmooyinka

Jigjiga(cakaaranews)Isniin,31ka October 2016. Tababar ujeedadiisu tahay  Kahortaga iyo jawaab ka bixinta tacadiyada kadhanka ah ee loo gaysto gabdhaha iyo waliba  guurka dagdaga ah ayaa si habsami leh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 9aad Ee XDSHSI Oo Galay Maalintii 2aad.

Maraacaato( cakaaranews), talaado, 1da, November, 2016.  Waxaa maalintii 2aad si qurux badan uga socda tuulada maraacaato ee degmada qabridahar shirwaynihiI 9aad ee XDSHSI. Sida aad wararkayagii hore...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg deg: Raysal Wasaaraha Dalka Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

Addiss ababa(Cakaaranews) Talaado 1da November 2016. Raysal wasaaraha dalka mudane  Hailemariam Desalegn ayaa baarlamaanka hortooda kaga  dhawaaqay xubno kabaneega  ama wasiiro cusub. Islamarkaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

47 Xubnood Oo Loo Doortay Golaha Dhexe Ee X.D.SH.S.I

Maraacaato( Cakaaranews) Talaado, 1da November 2016. Shirwaynihii 9, aad ee XDSHSI ee kasocday tuulada maraacaato ee degmada qabridahar hoos timaada ayaa maanta lagu doortay 47da xubnood ee golaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Hayay Xirfadlayaal Caafimaad Oo Lasoo Gunaanaday

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 2da November 2016.Tababar uu soo agaasimay xafiiska caafimaadka DDSI  laguna tababarayay xirfadlayaasha caafimaadka oo tiradoodu kabadantahay 100 xirfadle   islamarkaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Fulinta Iyo Komishinka Dabagalka X.D.SH.S.I Oo La Doortay

maraacaato (cakaaranws) Arbaca, 2da, November, 2016.   waxa shirwaynihii 9aad ee XDSHSI maanta lagu doortay golaha  gudiga fulinta XDSHSI oo ka kooban 15 xubood kuwaasi oo 2da sano iyo badhka soo socda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Uu Soo Agaasimay Xafiiska Arrimaha Haweenka Iyo Caruurta DDSI

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 3da November 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta DDSI islamarkaana ay kasoo qaybgaleen bahwadaagta daryeelka caruurta oo ka koobnaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Iyo Masuuliyiintii Ka Qaybgashay Shirwaynihii 9aad Oo Ku Soo Noqday...

Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 3da, November, 2016 Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii  ka qaybgalay shirwaynihii 9aad ee XDSHSI ayaa maanta dib ugu soo noqday xarunta deegaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox Isku Dhaf Ah Oo Isugu Jiray Jaamacada Jigjiga Iyo Heer Federal Oo...

Tuli(Cakaarnews) Jumce 4ta November 2016. Khabiiro ka socday heer federal iyo jaamacada jigjiga islamarkaana takhasus dheeraad ah uleh dalaga beeraha ayaa kormeer indha indhayn ah kusoo maray tuulada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Sii Xoojinta Horumarka Iyo Nabadgalyada Oo Ka Dhacay MM...

Dhagaxbuur(cakaaranews) jumce, 4ta November, 2016. Waxaa ka dhacay madasha  shirarka ee maamulka magaalada dhagaxbuur shir balaadhan oo ay ka soo qayb-galeen qaarka mid ah masuuliyiin heer deegaan ah,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Komishinka Qaabilaada Iyo Cabashooyinka Oo Tababar U Qabtay Maamulka...

Jigjiga(cakaaranews)Axad 6da November 2016. Tababar uu soo agaasimay komishinka qaabilaada iyo cabahooyinka DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen maamulka 20ka xaafadood ee maamulka magaalada jigjiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Casho Sharaf ah Oo Ka Dhacday jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews) Axad, 6da, November, 2016. Waxaa xalay ka dhacay  barxada wayn ee hoolka   qaryaan dhoodaan ee magaalada jigjiga xaflad casho sharaf ah oo lagu soo xidhayay barnaamijka balaadhinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Horumarinta Xoolaha Iyo Kaluumaysiga JDFI Oo...

Jigjiga,(cakaaranews) Axad, 6da, November, 2016. Wafti iskugu jira  heer deegaan,  heer fedaraal  iyo heer gobol  oo ay hogaaminayeen madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna  Wasiirka xafiiska  Beeraha iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Uu Soo Agaasimay Xafiiska Horumarinta Beeraha Iyo Khayraadka Dabiiciga

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 7da November 2016. Tababar u si heer sare ah usoo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah waaxdiisa khayraadka dabiiciga islamarkaan ay kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada DDSI Ee Birmingham Oo Qabatay Xaflad Lagu taageerayo shirwaynihii...

Birmingham(cakaaranews), isniin, 7da, November, 2016. Jaaliyadda DDSI ee ku dhaqan  Birmingham UK ayaa  qabatay  xaflad ay ku taageerayaan shirwaynihii 9aad ee XDSHSI ee lagu qabtay tuulada maraacaato...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflada Daahfurka mashuurca

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 7da November 2016. Xaflad lagu daahfurayay mashruuca kaasoo ku saabsan arrimaha dhaqanka bulsho ee saamaynta ku leh taranka iyo caafimaadka hooyada dhalaysa ee gabdhaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Jaaliyada DDSI .

Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 7da November. 2016. Ogaysiis muhiim ah, waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha  jaaliyada DDSI ee ka soo qayb-galay  shirwaynihii 9aad ee X.D.SH.S.I ee wakhti xaadirkan ku...

View Article
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>