Xuska 29 aad Ee Maalinka Kahortaga Iyo Xakamaynta HIV/AIDS
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 1da December 2016. Munaasabada xuska 29aad ee maalinka kahortaga iyo xakamaynta HIV/AIDS oo halku dhag looga dhigay ‘’aan si wadajir ah uga hortagno cudurka HIV-AIDS’’ayaa...
View ArticleMW CMC Oo Ka Dagay Qabdridahar.
Qabridahar, (cakaaranews),jumce, 2da December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha qabridahar international...
View ArticleKormeer Ay Sameeyeen Maamulka Degmada Ceelkari
Ceelkari(Cakaaranews) Jumce 2da December 2016. Masuuliinta maamulka degmada ceelkari ee gobolka afdheer oo ay ugu horayso gudoomiyaha degmada ceelkari marwo Aniiso Mukhtaar oo kormeer indha indhayn ah...
View ArticleShir Loo Qabtay Shaqaalaha MM Jigjiga
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 3da December 2016. Kulan ay kasoo qaybgaleen masuuliinta MM jigjiga oo uu ugu horeeyo maayorka mm jigjiga mudane Axmed maxamed, Madaxa arimaha xisbiga mm jigjiga mudane...
View ArticleRaysil-wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Goday Ka Soo Dagay.
Goday,(cakaaranews),sabti, 3da December, 2016. Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Raysil-wasaare ku xigeenka JDFI mudane Demaqe Mukonnon oo ay ku wehilinayaan wasiirka arimaha fadaraalka iyo xoolo...
View ArticleOgaysiis Ogaysiis Ogaysiiis
Jigjiga(cakaaranews)Axad 4ta December 2016. Waxay dhamaan wakaalada warbaahinta DDSI ogaysiinaysaa bulshada qaybaheeda kaladuwan ee ku nool dalka iyo daafaha caalamka islamarkaana ku xidhan daawashada...
View ArticleWaftigii Isku Dhafka Ahaa Oo Booqday Mashaariico Horumarineed.
Qabridahar(cakaaranews), Axad, 4ta, December, 2016. waftigii isku dhafka ahaa ee uu hogaaminayay Raysil-wasaare ku xigeenka JDFI mudane Demaqe Mukonnon Xuseen oo ay horkacayaan masuuliyiinta ugu...
View ArticleMW CMC Oo Furay Shirkii heer qaran ee Qiimaynta Mashaariicaha Horumarka Waara
Qabridahar,(cakaaranews), Axad, 4ta, December, 2016. Waxaa maanta galinkii danbe si rasmiya uga furmay magaalada qabridahar gaar ahaan hoolka shirarka ee kuliyada caafimaadka qabridahar shirkii...
View ArticleWaftigii Isku Dhafka Ahaa Oo Soo Gaadhay Magaalada Dhagaxbuur
Dhagaxbuur(Cakaaranews) Isniin 5ta December 2016. Waftigii isku dhafkaa ee uu hogaaminayay Raysil wasaare ku xigeenka JDFI mudane Damaqe Mukonnon Xuseen Iyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud...
View ArticleQiimayntii 23aad Ee Kooxaha Caafimaadka Wareega
Jigjiga(cakaaranews) Isniin 5ta, December 2016. Shir lagu qiimaynayo kooxaha caafimaadka wareega ee loogu talagalay bulshada reerguuraaga ah islamarkaana ay kasooqaybgaleen dhamaan kooxaha Mobile...
View ArticleTababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Shirkadaha Deegaanka
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 5ta, December 2016.Tababar uu soo agaasimay wakaalada horumarinta shirkadaha yaryar ee DDSI islamarkaana looqabtay qaar kamid ah shirkadaha heer deegaan kadhisan iyo waliba...
View ArticleRaysil Wasaare Ku Xigeenka Iyo MW CMC Oo Soo Gaadhay Xarunta Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 5ta December 2016. Waftigii balaadhnaa ee ay hogaaminayeen raysilwasaae ku xigeenka JDFI mudane Damaqe mukonnon xuseen iyo madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud Cumar ayaa...
View ArticleQiimayntii Mashaariicaha SDGga Heer Qaran Oo Wali Sii Socota.
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 6da December 2016. Shirkan qiimaynta mashaariicaha horumarka waare ee afka qalaad loo yaqaano sustainable development goals (SDG) ee heer qaran ee sanad miisaaniyeedka...
View ArticleKulan Aqoon Iswadaarsi ah Oo Kadhcay Hoolka XAF-Arrimaha Haweenka Iyo...
Jigjiga(cakaaranews)Talaado 6da December 2016. Kulan Aqoon iswaydaarsi ah oo kusaabsan xuska shucuubta iyo qoomiyadaha dalka ee 29ka hidhaar islamarkaana uu soo diyaariyay xafiiska arrimaha haweenka...
View ArticleShirkii Qiimaynta Mashaariicaha SDG Heer Qaran Oo Soo Gabagaboobey
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 7da December 2016. Shirkii qiimaynta mashaariicaha horumarka waare ee afka qalaad loo yaqaano sustainable development goals (SDG) ee heer qaran ee sanad miisaaniyeedka...
View ArticleMW CMC Oo Galay Harar.
Harar,(cakaaranews)Arbaca, 7da December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo galabta ka anbabaxay xarunta DDSI ee jigjiga ayaa u kicitimay...
View ArticleBaaqii Odayaasha Beesha Reer Isaaq Ee DDSI
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 7da December 2016. Sida lawada ogsoonyahay waxaa ururkii nabadiidka ahaa ee Ubbo ee naafeeyay maskaxdii, maalkii iyo muruqii shacabwaynaha DDSI lagaga guulaystay xeelad...
View ArticleMunaasabada Xuska 11aad Ee 29ka Hidhaar Oo Laga Xusay Xarunta Deegaanka
Jigjiga( Cakaaranews) Khamiis 8da December 2016. Munaasabada xuska 11aad ee 29 hidhaar oo ay kasoo qaybgaleen masuulyiinta ugu saraysa xukumada oo ay ugu horayso madaxwayne kuxigeenka ahana Wasiirka...
View ArticleMunaasabada Xuska 11Aad Ee Maalinta Qoomiyadaha Iyo Shucuubta Itoobiya Oo Si...
Harar,(cakaaranews),jumce, 8da, December,2016. Waxaa maanta si balaadhan oo heer qaran ah loogu xusay magaalada qadiimiga ah ee harar munaasabada xuska 11aad ee 29ka hidaar oo ah maalinta...
View ArticleKulan Lagula Dagaalamayay Cadooyinka Xunxun
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 9ka December 2016.Munaasabad kusaabsan maalinka ladagaalanka gudniinka fircooniga ah islamarkaana uu soo agaasimay xaf.arrimaha haweenka iyo caruurta ddsi ayaa Sihabsimileh...
View Article