Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 123141

Kulan Lagula Dagaalamayay Cadooyinka Xunxun

$
0
0

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 9ka December 2016.Munaasabad kusaabsan maalinka ladagaalanka gudniinka fircooniga ah islamarkaana uu soo agaasimay xaf.arrimaha haweenka iyo caruurta ddsi ayaa Sihabsimileh uga dhacday isla xafiiska,

Hadaba munaasabadan oo ay kasooqaybgaleen ururada haweenka iyo qaarkamid ah culimo awdiinka ayaa waxa furitaankiisii kahadlay wasiir kuxigeenka xaf arrimaha haweenka iyo caruurta mudane Cabdifataax Axmed Gamadiid oo sheegay inay maalintani tahay maalin loo bahanyahay in la xasuusnaado tacadiyada loo gaysto gabdhaha yaryar sida gudniinka fircooniga ah iyo guurka degdega ah oo kale islamarkaana loo baahan yahay in si wada jir ah aan ula wada dagaalano.

sidoo kale waxaa iyana dhankooda ka hadlay qaar kamid ah kaoo qaybgalayaasha kulanka oo sheegay inay diyaar u yihiin siday ula dagaalami lahayeen ta cadooyinka xun xun ee loo gaysto gabdhaha kaas oo uu kow ka ayahay gudniinka fircooniga ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 123141

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>