Xafiiska Caafimaadka DDSI Oo Qabtay. Kulan Wada Tashi Ah
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 25ka November 2016. Kulan si heer sare ah uu usoo agaasimay xafiiska cafiimaadka DDSI oo ay kasoo qaybgaleen Wasiirka xafiiska caafimadka DDSI mudane Xasan Ismaaciil,...
View ArticleDaraasaad Kusaabsan Cudurada Iyo Cayayaanka Waxyeeleeya Dalaga Oo Laga Wado...
Musatxiil(Cakaaranews)Jumce, 25ka November 2016. Xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI oo ka duulaya qorshayaasha horumarineed ee ku aadan horumarinta beeraha iyo waliba...
View ArticleTababar Wacyigalin Ah Oo Loo Qabtay Ardayda Dugsiga Sare Ee MM Jigjiga
Jigjiga(cakaaranews)axad 16ka October 2016.Tababar ujeedadiisu tahay wacyi galinta iyo kahortagida cudurka HIV AIDS ka ayaa loo qabtay qaar kamid ah ardayda dhigata dugsiga udiyaargarawga jaamacadaha...
View ArticleMunaasabada Xuska Maalinta Calanka Qaranka Oo Siwayn Loogu Diyaar Garoobay.
Jigjiga,(cakaaranews), Axad, 16ka October, 2016. Waxaa guud ahaanba maalinta Bari laga xusayaa dalkeena itoobiya gaar ahaan deegaanka somaalida itoobiya munaasabada sanad guurada 9aad ee xuska...
View ArticleTababar Lagu Soo Gabagabeeyay MM Dhagaxbuur.
Dhagaxbuur(cakaaranews), Axad, 16ka October, 2016. Waxaa lagu soo gabagabeeyay hoolka shirarka ee maamulka magaalada dhagaxbuur tababar muddo shan maalmood ah u socday xubnaha iskaashatooyinka ka...
View ArticleDugsiga Hoose/dhexe Ee wiil waal Oo Waxbarashadii Si Rasmi ah U bilaabay
Jigjiga(cakaaranews)isniin 17ka October 2016. Dugsiga hoose- dhexe ee wiil waal ee maamulka magaalada jigjiga ayaa si rasmi ah u bilaabay waxbarashadii sanad dugsiyeedka 2009 TI iyadoo ardayda...
View ArticleMunaasabada 9aad Ee Xuska Maalinta Calanka Qaranka Oo Si Balaadhan Looga...
Jigjiga(cakaaranews),isniin, 17ka, October, 2016. waxaa maanta si meeqaam sare ah looga xusay guud ahaan dalka gaar ahaana deegaanka soomaalida itoobiya caasimadiisa jigjiga munaasabada 9,aad ee...
View ArticleIskaashatada Beeraha Ee Tacab Oo Samaysay Waxsoosaar Heer sare ah
Tuliguuleed(cakaaranews)isniin 17ka October 2016.Mas’uuliyiin kasocotay xafiiska Horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI ayaa booqasho indho indhayn ah u tagay noocyada waxsoosaarka...
View ArticleTababar Loo Qabtay Ururka Dhalinyarta Gobalka Faafan Iyo Kuwa M.M Jigjiga
Jigjiga ( Cakaaranews ) Talaado 18ka October 2016.Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka qabsoomay kulan ay si wadajir ah isaga kaashadeen xafiiska xirfadaha tababarada iyo farsamada iyo...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Horumarka Iyo Nabadgalyada Oo Ka Dhacay MM Dhagaxbuur.
Dhagaxbuur(cakaaranews),Talaado, 18ka October, 2016. Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay sii xoojinta hawlaha horumarka nabadgalyada iyo maamulka suuban ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee maamulka...
View ArticleOgaysiis: UHSI Ee Waqooyiga America
America ( Cakaaranews ) Talaado 18ka October 2016. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada DDSI ee ku dhaqan waqooyiga America inay kasoo qaybgalaan xaflad lagu daah furayo ururka horumarinta...
View ArticleDegmada Qabridahar Oo Geedka Garanwaaga ah Si Balaadhan Loo Gubay
Qabridahar(cakaaranews)Arbaco 19ka October 2016. Bulshada kudhaqan centerka buundada qoraxay oo ay waheliyaan qaar kamid ah maamulka degmada qabridahar iyo waliba qaar kami ah saraakiisha ciidanka...
View ArticleXidhitaanka Xafladii Ururka Ardayda Midowga DDSI
Jigjiga ( Cakaaranews ) Arbaco 19ka October 2016. Xaflad balaadhan oo loosoo xidhayay ururka ardayda midowga DDSI ee ku midoobay tabuuracaadka ardayda kala duwan ee deegaanka iyo siduu kor ugusoo...
View ArticleWasiir Ku Xigeenka Beeraha Oo Ka Warbixiyay Qorshayaal ku wajahan dhinaca Wax...
Jigjiga(cakaaranews), Arbaca, 19ka October, 2016. Wasiir ku xigeenka xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah ee DDSI mudane Guuleed Aw Cali Kaahin oo xafiiskiisa ugu waramayay...
View ArticleMashruuca PCDP Oo Gawaadhi Gudoonsiiyay 16 Degmo
Jigjiga ( Cakaaranews ) Khamiis 20ka October 2016. Mashruuca horumarinta bulshada heer guuraaga DDSI ee loosoo gaabiyo PCDP ayaa 16 gaadhi gudoonsiiyay 16 degmo oo kamid ah 54 degmo ee mashruucani ka...
View ArticleDegmada Gootaa Biki Oo Shir Balaadhan Ka Dhacay
Goota-biki(cakaaranews)khamiis 20ka October 2016. Shir balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan bulshada qaybaheeda kaladuwan islamarkaana ku saabsanaa sii xoojinta hawlaha horumarka nabadgalyada iyo...
View ArticleOl-olaha Qaliinka Indhaha Oo Ka Socda Cusbitalka Wayn ee Jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews)khamiis, 20ka, October, 2016. Waxaa ka socda cusbitaalka wayn ee meles memorial Referral hospital ee magaalada jigjiga ol-olaha qaliinka iyo daawaynta indhaha oo ay fulinayaan...
View ArticleWasiirka Haweenka Iyo Caruurta DDSI Oo Ka Warbixisay Guulaha Laga Gaadhay...
Jigjiga, (cakaaranews)khamiis,20ka October, 2016. Wasiirka xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta DDSI marwo Raxma Suldaan Maxamuud Haybe oo xafiiskeeda ugu waramasay warbaahinta deegaanka ayaa...
View ArticleTababar Ku Saabsanaa La Dagaalanka Tacadiyada Cadooyinka Xunxun
Jigjiga ( Cakaaranews ) Jumce 21ka October 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta DDSI oo ay kasoo qaybgaleen 6da ismaamul magaalo iyo haweenka federationka gobalka...
View ArticleTababar Loo Qabtay Xubno Ka socday Xafiisyada Iyo Wakaaladaha DDSI
Jigjiga(cakaaranews)Jimce 21ka, October 2016. Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen Wasaarada Arrimaha Haweeka iyo Caruurta JDFI iyo Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Caruurta DDSI islamarkaana...
View Article