Gudiga Soo Dhawaynta Qurbajoogta Oo Kulan Deg-deg ah Yeeshay
Jigjiga(Cakaaranews) Jimce, 21ka October 2016. Shir deg-deg ah oo ay maanta yeesheen Gudiga soo dhawaynta qurbajoogta ee shirwaynaha 9, aad ee XDSHSI oo uu gudoomiye uyahay mudane Farxaan Maxamed Cali...
View ArticleShaqaalaha iyo Macalimiinta Kuliyada Jigjiga Polytechnic Oo Yeeshay Kulan...
Jigjiga(cakaaranews)sabti 22ka, October 2016. Kuliyada xirfadaha iyo farsamada gacanta ee jigjiga polytechnic ayaa yeeshay kulan wadatshi ah oo ku aadan sii dardargalinta iyo kamidho dhalinta...
View ArticleWasiirku Xigeenka Beeraha DDSI Oo Ka Warbixiyay Waxqabadka Barnaamijka PSNP.
Jigjiga(cakaaranews),Sabti, 22ka, October, 2016. Wasiir ku xigeenka beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah ee DDSI mudane guuleed aw cali kaahin oo u waramayay shabakada wararka ee...
View ArticleTababar U Socday Xubno Ka Mid Ah Ciidanka Booliska Gaarka Ah Oo La Soo...
Jigjiga(cakaaranews), sabti, 22ka, October, 2016. Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada jigjiga ee xarunta DDSI gaar ahaan hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI tababar in...
View ArticleMW CMC Oo Kulan La Yeeshay Shaqaalihii Hormuudka Degmooyinka
Jigjiga ( Cakaaranews ) Sabti 22ka October 2016.madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta kulan la yeeshay shaqaalihii hormuudka ahaa ee ku xaraysnaa macadka maaraynta DDSI, Isagoo...
View ArticleMW CMC Oo U Amba Baxay Gobalka Erer
Waangey (Cakaaranews ) Axad 23ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan ayaa saaka xarunta deegaanka uga amba baxay dhinaca gobolka erer, Isagoo sii...
View ArticleMW CMC Oo Xadhiga Kajaray Mashaaricaha Biyo Galinta Duduma Cad
Fiiq( Cakaaranews ) Axad 23ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee u anbabaxay dhinaca gobalka erer ayaa xadhiga kasii jaray...
View ArticleTababar looqabtay Qaar Kamid Ah Xirfadlayaasha Caafimaadka 3 Gobol
Jigjiga(cakaaranews)Axad 23ka, October 2016. Tababar ujeedadiisu tahay nidaamka casriga ah ee baadhista cudarada TB, AIDSka, iyo waliba cudurka juudaanka islamarkaana lasiinayay 80 xubnood oo ka kala...
View ArticleJaamacada Jigjiga Oo Sanadkan 2009 T.I Qaabishay 5400 Oo Arday
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 24ka, October 2016. Jaamacada jigjiga oo kamid ah jaamacadaha dalka JDFI ayaa sanadkan 2009 T.I qaabishy arday tiradoodu kor u dhaafayso 5400 oo arday iyadoo waxbarashadana...
View ArticleXaflad Ay Ku Qalin Jabiyeen 70 Arday Oo Bartay Xirfadaha Kala Duwan Ayaa Ka...
Jigjiga,(cakaaranews),Isniin, 24ka, October, 2016. Waxaa maanta lagu qabtay huteelka GREAN ee magaalada jigjiga xaflad balaadhan oo ay ku qalin jabiyeen Ardaydii baratay Habka qurxinta haweenka...
View ArticleMW CMC Oo Xadhiga Kajaray Buundada Waangey
Waangey(cakaaranews)Isniin 24ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray buundada waangey oo dheererkeedu...
View ArticleXaflad Hadhimo Sharafeed Ah Oo Loo Sameeyay Qurba Joogta DDSI.
Jigjiga.(cakaaranews), talaado, 25ka October. 2016. Waxaa maanta xaflad hadhimo sharafeed ah oo si meeqaam sare ah loo soo agaasimay loogu sameeyay huteelka ZM ee magaalada jigjiga qurba joogta DDSI...
View ArticleTababar Loo Soo Gabagabeeyay Xirfadlayaal Caafimaad.
Jigjiga(cakaaranews)talaado, 25ka October, 2016. Tababar ay ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadilahaa xirfada daryeelka caafimaadka hooyada ilmuhu ka qubto/ dhiciska oo mudo 12 maalmood ah u socday...
View ArticleKuliyada Maaraynta Iyo Adeega Shacabka Oo Bilowday Diwaangalinta Ardayda Cusub.
Jigjiga,(cakaaranews) talaado, 25ka, October, 2016. Kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI oo ka duulaysa taabo galinta qorshayaasha horumarineed ee u dajisan xukuumada DDSI, ayaa sanadihii ugu...
View ArticleMW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Kusugan Qariira
Qubi ( Cakaaranews ) Talaado 25ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa xadhig kajarkii buundada waangay kadib uga dhaqaaqeen...
View ArticleMW CMC Oo Kulan La Yeeshay Waxgaradka Fiiq.
Fiiq ( Cakaaranews ) Arbaco 26ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo xalay u hoyday baadiyaha qariira oo katirsan senterka sac la...
View ArticleMW CMC Oo Soo Gaadhay Xarunta Deegaanka
jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco 26ka October, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Kor u Qaadida Nidaamka Dakhliga Oo Ka Dhacay Jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews),arbaca, 26ka October, 2016. Kulan lagaga hadlayay nidaamka kor u qaadida dakhliga oo ay soo diyaarisay wakaalada dakhliga DDSI loona qabtay ganacsatada ku dhaqan magaalada...
View ArticleKulan lagu Qiimaynayay Diyaargarawga Barnaamijka Shabakada Damaanad Qaadka...
Jigjiga(cakaaranews), khamiis, 27ka, October, 2016. Waxaa ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta dhexe ee XDSHSI kulan lagu Qiimaynta Diyaar garawga Barnaamijka shabakada damaanad qaadka cuntada...
View ArticleJigjiga iyo Warshada Saabuunta Samaysa Oo Xadhiga Laga jaray
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 27ka, October 2016. Warshada saabuunta oo soo saaraysa 3000 oo litter oo isugu jirta saabuun qabays iyo saabuunta dharka maalinkasta ayaa si rasmi ah ay xadhiga uga jareen...
View Article