Socdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Ku Sugan Tuulada Bali Jano
Balijano(Cakaaranews) Axad 18ka December 2016. Socdaalkii lamagac baxay allow jilaalka gu nooga yeel ee ay ku jireen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu...
View ArticleGudiga Horumarinta Warshadaha Yar yar Iyo Kuwa Dhexe ee DDSI Booqday Wax soo...
Beer-caano(cakaaranews), Axad, 18ka December, 2016. Gudigan horumarinta warshadaha yar yar iyo kuwa dhexe ee DDSI oo ay ka mid yihiin wasiirka waraabka iyo horumarinta doxooyinka DDSI mudane Suldaan...
View ArticleKhadar Bashiir yuusuf Oo ku Guulaystay Orodka Have Maaradoonka
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 19ka 2016. Khader Bashiir Yuusuf oo ah muwaadin u dhashay DDSI islamarkaana kamid ahaa kooxda Orodka ee liyuu-Police ayaa ku guulaystay orodka loo yaqaano have maradonka oo...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Balaadhinta Adeega Bangiga Ganacsiga Itoobiya Oo Ka...
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 19ka December, 2016. Waxaa maanta ka dhacay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan kulan lagaga hadlayay sidii loo balaadhin lahaa adeega uu...
View ArticleGolaha Kabineega Oo Kulan Yeeshay
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 19ka December 2016. Kulan ay yesheen Golaha Kabineega DDSI islamarkaana ay shir gudoon ka ahayd Madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska Horumarinta Beeraha iyo...
View ArticleSocdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Ku Sugan Degmada Daroor
Daroor(Cakaaranews) Isniin 19ka December 2016. Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ee ku guda jiray socdaalkii allaw jilaalka gu noogayeel ayaa kadib...
View ArticleTababar Ku saabsan Bayaanka Dhismaha Magaalooyinka
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 20ka December 2016. Tababar ku saabsan bayaanka dhismaha (624/2001) iyo xeer nidaamka dhismaha islamarkaan uu si heer sare usoo agaasimay xafiiska horumarinta magaalooyinka...
View ArticleGudiga Xaafadaha 11,14 iyo 19aad Ee MMJ Oo Tababar loo qabtay.
Jigjiga(cakaaranews)Talaado 20ka December 2016.Tababar uu soo agaasimay wakaalada Hormarinta shirkadaha yaryar, kuwa-Dhexe, Shaqo abuurka iyo damaanad-qaadka cuntada ee maamulka magaalada jigjiga...
View ArticleSocdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Ku Sugan Degmada Xarshin
Xarshin(Cakaaranews) Talaado 20ka December 2016. Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ee ku guda jiray socdaalkii allaw jilaalka gu noogayeel ayaa kadib...
View ArticleSocdaalkii Allaw Jilaalka Gu Nooga Yeel Oo Kusoo Laabtay Xarunta Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 21ka December 2016. socdaalkii lamagac baxay allaw jilaalka gu noogayeel ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu...
View ArticleWasiiru Dawlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha JDFI Oo lagu Soo...
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 21ka December 2016. Wafti uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha JDFI Mudane Tasfaye Baqale ayaa kasoodagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee...
View ArticleTababar Ku Saabsan Kor Uqaadida Barnaamijka Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale...
Jigjiga ( Cakaaranews) Arbaco 21ka December 2016. Tababar ku saabsan Barnaamijka kor loogu qaadayo kaabayaasha dhaqaale ee maamul magaalooyinka deegaanka ee (ULGDP II) oo uu soo agaasimay xafiiska...
View ArticleTababar Ka Habraaca Hirgalinta Aqoonta Barayaasha Oo Ka Furmay Jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews),khamiis, 22ka, December, 2016. Waxaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee xafiiska waxbarashada DDSI tababarka ku saabsan sidii loo hirgalin lahaa habraacyada...
View ArticleGudoomiye Ku Xigeenka UHSI Ee North America Oo Si diiran Loogu Soo Dhaweeyay...
Jigjiga(cakaaranews),khamiis, 22ka, December, 2016. Waxaa maanta garoonka caalamiga ah ee garaad wiil-waal Airport ee caasimada DDSI si balaadhan loogu soo dhaweeyay gudoomiye ku xigeenka ururka...
View Article72 Gaadhi Oo Sidda Deeq Raashin Iyo Calafka Xoolaha ah Oo Unba Baxday...
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 22ka December 2016. Xukuumada DDSI oo kaduulaysa kolba baahida haysata bulshada Deegaanka ayaa maanta Deeq isugujirta Raashin Iyo calafka xoolaha oo dhan 72 Baabuur u...
View ArticleWasiirka Waxbarashada DDSI Oo Soo Kor-Meeray Geedi Socodka Waxbarashada...
Jigjiga,(cakaaranews),jumce,23da December, 2016. Wasiirka waxbarashada DDSI mudane Ibraahin Aadan Mahad oo ay wehelinayaan qaar kamid ah agaasinada waaxaha kala duwan ee xafiiska waxbarashada DDSI...
View ArticleTababar Kusaabsan Habka Casriga ah Ee Wraabka Beeraha (Drip Irrigation)
Tuliguuleed(cakaaranews)Jumce 24ka, December 2016. Tababar kusaabsan nidaamka casriga ah ee biyo tashiilka ama waraabka dhibic-dhibica ah ayaa looqabtay 60 xubnood oo kamid ah beeralayada degmada...
View ArticleGudoomiye Kuxigeenka UHSI Ee North America Oo Qado Sharaf Loo Sameeyay
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 24ka December 2016. Qado sharaf loo sameeyay gudoomiyaha kuxigeenka ururka horumarinta somaalida itoobiya ee jaaliyada DDSI ee waqooyiga America ahna xubin gudiga fulinta...
View ArticleKulan Lagula Dar-daarmayay Kooxaha Taageerada Iyo Dabagalka Adeega...
Jigjiga(cakaaranews),Sabti, 24ka, December, 2016. Waxaa ka dhacay maanta barxada wayn ee xafiiska caafimaadka DDSI kulan lagula dar-daarmayay kooxaha Taageerada iyo dabagalka adeega caafimaadka oo ah...
View ArticleGudiga Sare ee Qaban Qaabada Xuska Maalinta Xoolo Dhaqatada JDFI oo Kulan...
Jigjiga(cakaaranews) ,Sabti, 24ka, December, 2016. Waxaa kulan ku yeeshay hoolka shirarka ee xarunta dhexe ee XDSHSI gudiga sare ee qaban qaabada munaasabada xuska 16aad ee maalinta xoolo dhaqatada...
View Article