Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabada Xuska Dhalashada Nabigeenna Suuban NNKH Oo Siwayn Looga Xusay...

Jigjiga,(cakaaranews), Axad, 11ka, December, 2016. Waxaa  maanta guud ahaana caalamka islaamka  looga dabaal dagay munaasabada xuska dhalashada sanad guurada 1491 ee Nabi Muxamed (NNKH) ee 12ka  bisha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

M.M Goday iyo Xubno La Gudoonsiiyay Shahaado Sharaf

Goday(cakaaranews)Axad 11ka December 2016. Xafiiiska Nabad-galyada Maamulka Magaalada Godey oo kaashanaya Maamulka Magaalada Goday ayaa Shaahado Sharaf Gudoonsiiyay xubanaha sida adag uga shaqeeya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Macalimiinta Deegaanka

jigjiga(Cakaaranews)Isniin 12ka December 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana loo qabtay qaarkamid ah macalimiinta dugsiyada degmooyinka iyo maamul magaalooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan La Dagaalanka Caadooyinka Xun-xun Oo Ka Dhacay Qabridahar

Qabridahar,(cakaaranews), Isniin, 12ka December. 2016. Tababar uu soo agaasimay Xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta ee maamulka magaalada qabridahar ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MM Jigjiga Oo Tababar U Qabtay Hogaaminta Hoose

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 13ka December 2016. Tababarkii hogaaminta hoose ee qabeelayada maamulka magaalada jigjiga oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta ugu saraysa mm jigjiga oo ay kamid yihiin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’ada UNICEF Oo 15 Gaadhi Ku Wareejisay Xukuumada DDSI.

Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 13ka December, 2016. xaflad ay haay’ada UNICEF ku wareejinasay 15  gaabuur oo loogu talagalay adeega caafimaadka ee ay bixiyaan   kooxda   caafimaadka  wareega ee DDSI...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaan Lagaa Hor Iibsanin Ee Horay Ugaadh

jigjiga (Cakaaranews) Talaado 13ka December 2016. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabwaynaha DDSI ee kunool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba in shirkada horumarinta guriyaynta ee DDSI ay idiin dhistay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maareeyaha Wakaalada Dhismaha Jidadka DDSI Oo sheegay in xukuumada DDSI...

Jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 14ka December, 2016. Maareeyaha guud ee wakaalada dhismaha jidadka  DDSI mudane Cabaas Xuseen Obsiiye oo waraysi siiyay warbaahinta deegaanka ayaa sheegay in iyada oo laga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Ku Saabsan Ka Hortaga Iyo Udiyaargarowga Masiibooyinka

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 14ka December 2016. Kulan uu soo agaasimay xafiiska ka hortaga iyo udiyaargarowga masiibooyinka DDSI ayaa saaka kafurmay hoolka shirarka ee xamda hotel, kulan oo ay kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Gunagada.

Gunagada,(cakaaranews), Arbaca, 14ka December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa maanta socdaal dhinaca dhulka ah kaga anbabaxay caasimada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Wadatashiya Oo Lagaga Hadlayay Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Ayaa...

Jigjiga(cakaaranews),Arbaca, 14ka December, 2016. Waxaa maanta ka dhacay hoolka shirarka  huteelka Nogob ee magaalada jigjiga Kulan wadatashiya  oo diirada lagu saarayay sidii loo xoojin lahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulankii Golaha Kabaneega DDSI Oo Furmay

Jigjiga (Cakaaranews) Khamiis 15ka December 2016. Kulankii golaha kabaneega DDSI oo ay hogaaminaysay madaxwayne kuxigeenka ahna Wasiirka xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiicaga DDSI marwo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Qiimayn Ah Oo Ku Aadan Bangiga Horumarinta Dalka JDFI laamihiisa DDSI

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 15ka December 2016. Kulan qiimayn ah oo ay shirgudoon ka ahayd Madax- wayne kuxigeenka ahna Wasiirka Xafiiska Horumarinta Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ah marwo Sucaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Mashruuca Biyo Galinta Birqod Gunagado

Gunagado(Cakaaranews) Khamiis 15ka December 2016. Iyadoo wali degmada gunagado uu ka socdo shirkii wada tashiga ahaa ee xukuumada iyo shacabka gunagado ayuu maanta madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulankii Wada Tashiga Dowlada Iyo Deeqbixiyaasha Dalka Oo Soo Gabagaboobey

Addisababa(Cakaaranews) Jumce 16ka December 2016. Waxaa maanta kusoo gabagaboobay hoolka shirarka ee Ghion hotel ee xarunta dalka ee addisababa shirkii wada tashiga dowlada iyo deeq bixiyayaasha 6...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Soo Xidhay Gudiga Anshaxa Degmooyinka Gobolka Faafan

Jigjiga,(cakaaranews),jumce,  16ka December, 2016. Waxaa lagu soo gabagabeeyay xarunta deegaanka ee jigjiga tababar  muddo shan maal-mood ah u socday gudiyada anshaxa degmooyinka gobolka faafan oo uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Waxbarashada DDSI Iyo Kooxo Kormeer Samaynaya Oo loodiray 11ka Gobol

Jigjiga(cakaaranews)Jumce 16ka December 2016.Shir loo qabtay 9 kooxood oo katirsan shaqaalaha xafiiska waxbarashada DDSI oo ay kasooqaybgaleen dhamaan agaasimayaasha  xafiisku islamarkaana ujeedadiisu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Ku Sugan Marsin

Marsin (Cakaaranews) Jumce 16ka December 2016. Socdaalkii uu MW CMC iyo wafitigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay xarunta deegaanka uga ambabaxay dhanka gobolka jarar oo mudo 2 cisho ah ku sugnaa degmada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay BeeralaydaTuulada Biila Ee Degmada Erer

Erer(cakaaranews)Sabti 17ka December 2016.Tababar ujeedadiisu tahay barashada xidhmooyinka fidinta beeraha casriga ah islamarkaana loo qabtay 60 xubnood oo kamid ah beeralayda ku dhaqan qabalaha biila...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Gaadhay Gaashaamo

Gaashaamo(Cakaaranews) Sabti 17ka December 2016. Socdaalkii lamagac baxay allow jilaalka gu nooga yeel ee ay ku jireen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu...

View Article
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>