Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bulshada kudhaqan Centerka Goomaar Oo Aad Usoo dhaweeyay Biyo-galinta Loo...

Goomaar(cakaaranews)Isniin 26ka December 2016. Bulshada kudhaqan centerka goomaar ee degmada birqod oo sheegay inay aad ugu diirsadeen biyogalintan loosameeyay islamrkaana ay ugu mahadcelinayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Qiimaynta Tayada Xirfadlayaasha Oo La Soo Gabagabeeyay.

Jigjiga(cakaaranews) Isniin, 26ka, December, 2016. waxaa lagu soo gabagabeeyay hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI  tababar muddo 4 maal-mood ah u socday  100 xubnood oo loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Ay Qabteen Gudiga Qaban Qaabada bilicda iyo Nadaafada Xuska Maalinta...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 26ka December 2016. Waxaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee kuliyada tababarka macalimiinta ee cabdulmajiid kulan balaadhan oo lagaga wada hadlayay u diyaargarawga xuska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Degdeg Ah Isku-badal Iyo Magacaabis Cusub

Jigjiga (Cakaaranews) Talaado 27ka December 2016. Hogaaminta sare ee xukuumada DDSI ayaa kulan ay saaka yeesheen ku ansixiyay iskubadal iyo magacaabis cusub iyagoo udhigay sidan: 1.       Mudane Xasan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Qiimaynayay Bah-wadaagta Mashruuca RIF.

Jigjiga(cakaaranews),talaado, 27da, December, 2016. Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa kulan qiimayn ah u qabtay hay’adaha dawliga ah iyo kuwa aan dawliga ahayn ee bah-wadaagta la ah mashruuca dhimista...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan wacyigalin Iyo Tababar Isugu Jira Oo Ka Qabsoomay Tuliguuleed

Tuliguuleed(Cakaaranews) Talaado 27ka December 2016. Koox kasocotay wakaalada dakhliga DDSI iyo wakaalada dakhliga degmada tuliguuleed ayaa ganacsatada degmada tuli guuleed si wada jir ah ugu qabtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Qabtay Kulan Lagaga Hadlayay Gudashada Xilka Iyo Waajibaadka Inaga...

 Jigjiga (Cakaaranews) Talaado 27ka December 2016. Kulan balaadhan oo ay hogaaminayeen masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, Afhayeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 3aad Ee Golaha Federationka Haweenka DDSI Oo Bilowday

Jigjiga(cakaaranews) Arbaco 28ka December 2016. Shirwaynihii 3aad ee Golaha Federationka haweenka DDSI oo ay kasooqaybgaleen Wasiirka xafiiska arrimaha haweenka iyo caruurta, masuuliyiinta xafiisyada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Lagu Qiimaynayey Waxqabadka Magaalooyinka Deegaanada Ay taageerada...

Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 17ka, November, 2016. Waxaa maanta ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan madasha shirarka  ee qaryaan dhoodaan  shirkii qiimaynta waxqabadka 6dii bilood ee la soo dhaafay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Furay Shirwaynihii 12aad Heer Qaran Ee saktarka horumarinta...

Jigjiga(cakaaranews), Jumce, 18ka, November, 2016. Waxaa maanta magaalada jigjiga  gaar ahaan madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI si Rasmiya uga furmay shirwaynihii 12aad ee heer qaran...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Iskaashatooyinka Caanaha Ee Degamada Koonfurta Jigjiga

Jigjiga(cakaaranews) Jumce 18ka November 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo xoolaha ee degmada koonfurta jigjiga islamarkaana ujeedadiisu tahay kobcinta garaadka aqoomeed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Maalinta Caruurta Dhicisnimada Ku Dhasha

Jigjiga ( Cakaaranews ) Jumce 18ka November 2016. Munaasabada xuska maalinta daryeelka caruurta dhalata iyagoon shin'koodii gaadhin "Dhicis" ee heer caalami oo maanta ka dhacay hoolka shirarka huteelka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Ganacsiga Iyo Gadiidka DDSI Oo Kulan Wacyigalin Ah U Qabtay Shacabka...

Wajaale(Cakaaranews) Sabti 19ka November 2016. Shir uu soo agaasimay xafiiska ganacsiga iyo gadiidka DDSI islamarkaana diirada lagu saarayay la dagaalanka ganacsiga sharcidarada ah oo ay kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Casho Sharaf Oo Lagu Soo Xidhay Shirwaynihii 12aad Ee Horumarinta...

Jigjiga(cakaaranews), Axad, 20ka, November, 2016.Waxaa xalay  ka dhacday magaalada jigjiga gaar ahaan barxada wayn ee qaryaan dhoodaan xaflad casho sharaf ah oo lagu soo xidhay shirwaynihii  12aad ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Magaalooyinka Iyo Guriyaynta JDFI Oo Booqday...

Jigjiga,(cakaaranews)Axad, 20ka, November,2016. Masuuliyiintii ka soo qaybgashay shirwaynihii 12aad ee saktarka horumarinta magaalooyinka iyo guriyaynta dalkeena itoobiya ee uu hogaaminayay wasiirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Maaraynta Lacagaha Kaashka ah (Cash Management)

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 21ka November 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI oo loo qabtay dhamaan gadhwadeenada geedisocodyada Xisaabaadka ee haayadaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Qiimayta 6 bilood Ee Mashruuca PSNP Oo Ka Furmay Jigjiga

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 21 November 2016. Shirkii qiimaynta 6 bilood ee mashruuca PSNP oo ay kasoo qaybgaleen madax xafisedada xafiiska beeraha, madax xafisedada maaliyada iyo horumarinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Maalinta Adeega Faraxalka Iyo Musqulaha Aduunka Oo Jigjiga Laga Xusay.

Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 22ka, November, 2016. Waxaa magaalada jigjiga si balaadhan looga xusay munaasabada xuska maalinta adeega  faradhaqashada iyo musqulaha  aduunka oo uu soo diyaariyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ololaha Talaalka Xoolaha Oo Ka Socda Degmada Birqod

Birqod(cakaaranews)Talaado 22ka, November 2016. Xirfadlayaasha caafimaadka xoolaha iyo qaar kamid ah maamulka degmada birqod oo uu horkacayo Gudoomiyaha Degmada Birqod  mudane Fu’aad Yuusuf Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo U Amba Baxay Magaalada Dire Dawa

Diredawa(Cakaaranews) Talaado 22ka November 2016. Wafti uu hogaaminayay Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay ku wehelinayaan afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI...

View Article
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>