Tababar Loo Qabtay Iskaashatooyinka Caanaha Ee Degamada Koonfurta Jigjiga
Jigjiga(cakaaranews) Jumce 18ka November 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo xoolaha ee degmada koonfurta jigjiga islamarkaana ujeedadiisu tahay kobcinta garaadka aqoomeed...
View ArticleXuska Maalinta Caruurta Dhicisnimada Ku Dhasha
Jigjiga ( Cakaaranews ) Jumce 18ka November 2016. Munaasabada xuska maalinta daryeelka caruurta dhalata iyagoon shin'koodii gaadhin "Dhicis" ee heer caalami oo maanta ka dhacay hoolka shirarka huteelka...
View ArticleXafiiska Ganacsiga Iyo Gadiidka DDSI Oo Kulan Wacyigalin Ah U Qabtay Shacabka...
Wajaale(Cakaaranews) Sabti 19ka November 2016. Shir uu soo agaasimay xafiiska ganacsiga iyo gadiidka DDSI islamarkaana diirada lagu saarayay la dagaalanka ganacsiga sharcidarada ah oo ay kasoo...
View ArticleXaflad Casho Sharaf Oo Lagu Soo Xidhay Shirwaynihii 12aad Ee Horumarinta...
Jigjiga(cakaaranews), Axad, 20ka, November, 2016.Waxaa xalay ka dhacday magaalada jigjiga gaar ahaan barxada wayn ee qaryaan dhoodaan xaflad casho sharaf ah oo lagu soo xidhay shirwaynihii 12aad ee...
View ArticleWasiirka Wasaarada Horumarinta Magaalooyinka Iyo Guriyaynta JDFI Oo Booqday...
Jigjiga,(cakaaranews)Axad, 20ka, November,2016. Masuuliyiintii ka soo qaybgashay shirwaynihii 12aad ee saktarka horumarinta magaalooyinka iyo guriyaynta dalkeena itoobiya ee uu hogaaminayay wasiirka...
View ArticleTababar Kusaabsan Maaraynta Lacagaha Kaashka ah (Cash Management)
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 21ka November 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI oo loo qabtay dhamaan gadhwadeenada geedisocodyada Xisaabaadka ee haayadaha...
View ArticleShirkii Qiimayta 6 bilood Ee Mashruuca PSNP Oo Ka Furmay Jigjiga
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 21 November 2016. Shirkii qiimaynta 6 bilood ee mashruuca PSNP oo ay kasoo qaybgaleen madax xafisedada xafiiska beeraha, madax xafisedada maaliyada iyo horumarinta...
View ArticleXuska Maalinta Adeega Faraxalka Iyo Musqulaha Aduunka Oo Jigjiga Laga Xusay.
Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 22ka, November, 2016. Waxaa magaalada jigjiga si balaadhan looga xusay munaasabada xuska maalinta adeega faradhaqashada iyo musqulaha aduunka oo uu soo diyaariyay...
View ArticleOlolaha Talaalka Xoolaha Oo Ka Socda Degmada Birqod
Birqod(cakaaranews)Talaado 22ka, November 2016. Xirfadlayaasha caafimaadka xoolaha iyo qaar kamid ah maamulka degmada birqod oo uu horkacayo Gudoomiyaha Degmada Birqod mudane Fu’aad Yuusuf Maxamed...
View ArticleMW CMC Oo U Amba Baxay Magaalada Dire Dawa
Diredawa(Cakaaranews) Talaado 22ka November 2016. Wafti uu hogaaminayay Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay ku wehelinayaan afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI...
View ArticleShirwaynihii 9aad Ee Hay'adaha Lacagaha yaryar Ee Dalka Oo Ka Furmay Jigjiga
jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 23ka November 2016. Kulanwaynihii 9aad ee haaydaha lacagaha yaryar (micro finance) dalkeena itoobiya ayaa maanta si rasmia ah ugu bilowday hoolaka shirarka ee qaryaan...
View ArticleHormuudkii Degmooyinka DDSI Oo Gacantooda Isku Magacaabay.
Jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 23ka, November, 2016. Waxaa maanta ka dhacay hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka ee DDSI kulan loo qabtay hormuudkii laga soo kala xulay degmooyinka...
View ArticleShirwaynihii 9aad Ee Ha’yadaha Lacagaha yaryar Ee Dalka Oo Galay Maalinkii 2aad
Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 24ka November 2016. Shirwaynihii 9aad ha’yada adeega lacagaha yaryar ee dowlad deegaanada dalka ayaa galay maalintii 2aad, Iyadoo lagusoo jeediyay daraasaadyo kor loogu...
View ArticleTartanka Su’aal iyo Jawaab Oo kadhacay Xarunta DDSI
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 24ka November 2016. Tartan dood Cilmiyeed ah Oo ku qotama Su aal iyo jawaab kuna saabsan dastuurka JDFI dalka iyo cilmiga sayniska islamarkaana ay kasooqaybgaleen qaar kamid...
View ArticleXafiiska Caafimaadka DDSI Iyo Xafiiska Ka Hortaga Iyo Xakaymaynta HIV AIDS Oo...
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 25ka November 2016. Kulan si heer sare ah uu usoo agaasimay xafiiska cafiimaadka DDSI Iyo X afiiska ka hortaga iyo xakamaynta cudurka HIV AIDS oo ay kasoo qaybgaleen Wasiirka...
View ArticleDaraasaad Kusaabsan Cudurada Iyo Cayayaanka Waxyeeleeya Dalaga Oo Laga Wado...
Musatxiil(Cakaaranews)Jumce, 25ka November 2016. Xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI oo ka duulaya qorshayaasha horumarineed ee ku aadan horumarinta beeraha iyo waliba...
View ArticleNatiijooyinkii Taadhasooga Ururada Bah’wadaagta Ah Ee Dalka
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 25ka November 2016. Sida lawada ogsoonyahay raysalwasaaraha dalka mudane Hailemariam Desalegn ayaa qiimayn sal iyo baar ah oo dhaliil iyo isdhaliil ah islamarkaana shaqsi...
View ArticleXaalada Isbadalka Cimilada Iyo Kadiyaargarawga Xukuumada
Jigjiga(Cakaaranews)Jumce 25ka November 2016. Sida lawada ogsoon yahay waxaa jirtay abaar kadhalatay sanadkii hore roob la’aanta ama ay keentay isbadalka cimilada aduunka ee Elinino. Taas oo saamaysay...
View ArticleTababar Kusaabsan Cudurka Trachoma
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 26ka November 2016. Tababar ujeedadiisu tahay kahortaga iyo dabargoynta cudurka kudhaca indhaha ee loo yaqaano (Trachoma) islamarkaana ay kasooqaybgaleen qaarkamid ah...
View ArticleMunaasabad Uu Soo Agaasimay Xafiiska Horumarinta Beeraha Iyo Khayraadka...
Jigjiga ( Cakaaranews) Sabti 26ka November 2016. Munaasabad uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga DDSI oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin ka socday wasaarda beeraha...
View Article