Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jigjiga Iyo Warshada Saabuunta ee Tayo Oo Xadhiga Laga Jaray

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 9ka November 2016. Waxaa Deegaanka Kusoo badanaya warshadaha iyo maal gashiyada kaladuwan iyadoo maantana magaalada jigjiga si rasmi ah xadhiga looga jaray warshada saabuunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Tababar U Furay Hogaaminta X.D.SH.S.I

Jigjiga(cakaaranews), Arbaca, 9ka November, 2016. Tababar ay hogaaminayeen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo gudoomiyaha XDSHSI ahna afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI mudane...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Caafimaadka DDSI Oo Tababar Soo Gabagabeeyay

Jigjiga( Cakaaranews ) Khamiis 10ka November 2016. Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa tababar usoo xidhay xirfadlayaasha caafimaadka ee ka howlgala xarumaha caafimaadka ee degmooyinka gobolka faafan,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Nidaamka Federalismka Oo Ka Furmay Diredhaba.

Diredhaba,(cakaaranews), khamiis, 10ka November, 2016. Waxaa maanta ka furmay ismaamulka magaalada deridhaba kulan balaadhan oo ay soo diyaarisay wasaarada arimaha federaalka iyo horumarinta xoolo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Caafimaadka JDFI Oo Ka Soo Dagay Garaad Wiil-waal...

Jigjiga(cakaaranews), khamiis, 10ka, November, 2016. Waxaa garoonka diyaaradaha ee garaad wiil waal international Airport ee magaalada jigjiga  si diiran  loogu soo dhaweeyay wasiiru dawlaha wasaarada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Nidaamka Maaliyadeed Ee Xarumaha Caafimaadka Oo la Soo...

Jigjiga,(cakaaranews), jumce,  11ka November, 2016. Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada jigjiga tababar mudo 4 maalmood ah u socday madax xafiiseedyada caafimaadka 19 degmo, maamulayaasha xarumaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis:Ogaysiis Waqooyiga America

North America (Cakaaranews) Jumce 11ka November 2016. Ogaysiis waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada north America inay kasoo qayb galaan xaflad lagu taageerayo Shirwaynihii 9aad X.D.SH.S I. ee ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha MMJ Ee Unug-aasaasiga XDSHSI Oo Yeeshay Kulan

Jigjiga(cakaaranews)Sabti 12ka November 2016. Shir balaadhan oo ay soo agaasimeen hogaaminta unug aasaasiga ee shaqaalaha maamulka magaalada jigjiga islamarkaana ay kasooqaybgaleen qaarkamid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

M.M Wajaale Oo Laga Hirgaliyay Mashiinka FAT Ka

Wajaale( Cakaaranews) Axad 13ka November 2016. Wakaalada dakhliga ee DDSI ayaa markii ugu hoaraysay ka hirgalisay mashiinka dakhliga ee FAT ka kasoo ka qaybqaadanaya dhinaca dakhli aruurinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Lagu Tirtirayay Cadooyinka Xun Xun

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 14ka November 2016. Tababar ay  si wada jira ah usoo agaasimeen xafiiska arrimaha haweenka iyo caruurta DDSI Iyo haayda Save the children international islamarkaana ay ku wa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arooskii Qarniga Qaybtiisii 2aad Oo Ay Ku Aroosgaleen 27 Aroos (qoys).

Jigjiga(cakaaranews)Isniin, 14ka, November, 2016. Waxaa xalay ka dhacay magaalada jigjiga gaar ahaan barxada wayn ee haabaanaha  aroos cajiib ah oo lamagac-baxay arooskii qarniga qaybtiisii 2aad oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Ilaalinta Duur-joogta Deegaanka Oo Loo Qabtay Xubno...

Jigjiga(cakaaranews)Isniin 14ka November 2016. Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen wakaalada ilaalinta khayraadka Duur-joogta  JDFI iyo Xafiiska Horumarinta Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ah DDSI...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Muhiim Ah jaaliyada DDSI

Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 14da November. 2016. Ogaysiis muhiim ah, waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha  jaaliyada DDSI ee ka soo qayb-galay  shirwaynihii 9aad ee X.D.SH.S.I ee wakhti xaadirkan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoonka Casriga ah Ee Ciyaaraha Oo Meel Gabgabo Ah Maraya

Jigjiga(cakaaranews)Talaado 15ka November 2016. Wafti kasocday federationka ciyaaraha JDFI islamarkaana uu waheliyo wasiir kuxigeenka xafiiska dhalinyarta iyo ciyaaraha DDSI ayaa kormeer indho-indhayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Loo Qabtay Shaqaalaha Waaxda Damaanad Qaadka Cuntada Ee Xafiiska Beeraha

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 15ka November 2016. Kulan balaadhan oo uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga DDSI waaxdiisa damaanad qaadka cuntada islamarkaana ay kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagaga Hadlayay Dardargalinta Qorshayaasaha Horumarka Oo Ka Dhacay...

Jigjiga,(cakaaranews), Arbaca, 16ka, November, 2016. Kulan ay hogaaminayeen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI ahna gudoomiyaha X.D.SH.S.I  mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurbajoogta Iyo Kaalintii Ay Kaqaateen Dhismihii Degmooyinka,...

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 16ka November 2016. Sida lawada ogsoonyahay waxaa jirtay inay qurbajoogta DDSI ee kukala nool dacalada dunida ay  kaalintooda taageero ahaan kaga qayb qaadanayeen dhismaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Magaalooyinka iyo Guriyeynta JDFI Oo Jigjiga...

Jigjiga(cakaaranews), khamiis, 17ka, November, 2016. Waxaa maanta si meeqaam sare ah loogu soo dhaweeyay caasimada DDSI  ee Jigjiga  wufuud kala duwan oo uu hogaaminaya wasiirka wasaarada horumarinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Lagu Qiimaynayey Waxqabadka Magaalooyinka Deegaanada Ay taageerada...

Jigjiga(cakaaranews) khamiis, 17ka, November, 2016. Waxaa maanta ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan madasha shirarka  ee qaryaan dhoodaan  shirkii qiimaynta waxqabadka 6dii bilood ee la soo dhaafay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Furay Shirwaynihii 12aad Heer Qaran Ee saktarka horumarinta...

Jigjiga(cakaaranews), Jumce, 18ka, November, 2016. Waxaa maanta magaalada jigjiga  gaar ahaan madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI si Rasmiya uga furmay shirwaynihii 12aad ee heer qaran...

View Article
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>