Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Waxbarashada DDSI Oo Soo Kor-Meeray Geedi Socodka Waxbarashada...

Jigjiga,(cakaaranews),jumce,23da December,  2016. Wasiirka waxbarashada DDSI mudane Ibraahin Aadan Mahad oo ay wehelinayaan qaar kamid ah agaasinada waaxaha kala duwan ee xafiiska waxbarashada DDSI...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Habka Casriga ah Ee Wraabka Beeraha (Drip Irrigation)

Tuliguuleed(cakaaranews)Jumce 24ka, December 2016. Tababar kusaabsan nidaamka casriga ah ee biyo tashiilka ama waraabka dhibic-dhibica ah ayaa looqabtay 60 xubnood oo kamid ah  beeralayada degmada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Kuxigeenka UHSI Ee North America Oo Qado Sharaf Loo Sameeyay

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 24ka December 2016. Qado sharaf loo sameeyay  gudoomiyaha kuxigeenka ururka horumarinta somaalida itoobiya ee jaaliyada DDSI ee waqooyiga America  ahna xubin gudiga fulinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagula Dar-daarmayay Kooxaha Taageerada Iyo Dabagalka Adeega...

Jigjiga(cakaaranews),Sabti, 24ka, December, 2016. Waxaa ka dhacay maanta barxada wayn ee xafiiska caafimaadka DDSI kulan lagula dar-daarmayay kooxaha Taageerada iyo dabagalka adeega caafimaadka oo ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Sare ee Qaban Qaabada Xuska Maalinta Xoolo Dhaqatada JDFI oo Kulan...

Jigjiga(cakaaranews) ,Sabti, 24ka, December, 2016. Waxaa kulan ku yeeshay hoolka  shirarka ee xarunta dhexe ee XDSHSI gudiga sare ee  qaban qaabada munaasabada  xuska 16aad ee  maalinta xoolo dhaqatada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bulshada kudhaqan Centerka Goomaar Oo Aad Usoo dhaweeyay Biyo-galinta Loo...

Goomaar(cakaaranews)Isniin 26ka December 2016. Bulshada kudhaqan centerka goomaar ee degmada birqod oo sheegay inay aad ugu diirsadeen biyogalintan loosameeyay islamrkaana ay ugu mahadcelinayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Qiimaynta Tayada Xirfadlayaasha Oo La Soo Gabagabeeyay.

Jigjiga(cakaaranews) Isniin, 26ka, December, 2016. waxaa lagu soo gabagabeeyay hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI  tababar muddo 4 maal-mood ah u socday  100 xubnood oo loo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Ay Qabteen Gudiga Qaban Qaabada bilicda iyo Nadaafada Xuska Maalinta...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 26ka December 2016. Waxaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee kuliyada tababarka macalimiinta ee cabdulmajiid kulan balaadhan oo lagaga wada hadlayay u diyaargarawga xuska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Degdeg Ah Isku-badal Iyo Magacaabis Cusub

Jigjiga (Cakaaranews) Talaado 27ka December 2016. Hogaaminta sare ee xukuumada DDSI ayaa kulan ay saaka yeesheen ku ansixiyay iskubadal iyo magacaabis cusub iyagoo udhigay sidan: 1.       Mudane Xasan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Qiimaynayay Bah-wadaagta Mashruuca RIF.

Jigjiga(cakaaranews),talaado, 27da, December, 2016. Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa kulan qiimayn ah u qabtay hay’adaha dawliga ah iyo kuwa aan dawliga ahayn ee bah-wadaagta la ah mashruuca dhimista...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan wacyigalin Iyo Tababar Isugu Jira Oo Ka Qabsoomay Tuliguuleed

Tuliguuleed(Cakaaranews) Talaado 27ka December 2016. Koox kasocotay wakaalada dakhliga DDSI iyo wakaalada dakhliga degmada tuliguuleed ayaa ganacsatada degmada tuli guuleed si wada jir ah ugu qabtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MW CMC Oo Qabtay Kulan Lagaga Hadlayay Gudashada Xilka Iyo Waajibaadka Inaga...

 Jigjiga (Cakaaranews) Talaado 27ka December 2016. Kulan balaadhan oo ay hogaaminayeen masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, Afhayeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwaynihii 3aad Ee Golaha Federationka Haweenka DDSI Oo Bilowday

Jigjiga(cakaaranews) Arbaco 28ka December 2016. Shirwaynihii 3aad ee Golaha Federationka haweenka DDSI oo ay kasooqaybgaleen Wasiirka xafiiska arrimaha haweenka iyo caruurta, masuuliyiinta xafiisyada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

UHSI Oo Kooxaha Deegaanka Gudoonsiiyay Dharka Sportiga

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis 29ka December 2016. Ururka horumarinta somaalida itoobiya DDSI oo dadaal dheer oogu jira siduu uga qayb qaadanlahaa horumarka ka hanaqaaday deegaanka, Ayaa maanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Ay Yeesheen Hogaaminta Xukuumada DDSI Oo Nidaamka Bakhtiyaa Nasiibka Ah...

Jigjiga(cakaaranews),khamiis, 29ka, December, 2016. Kulan ay hogaaminayeen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna wasiirka horumarinta magaalooyinka,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Sanadguuradii 7aad ee hoyiga Agoonta Jigjiga

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 30ka December 2016. Xuska sanadguuradii 7aad ee hoyiga agoonta jigjiga oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin heer deegaan ah oo ugu horeeyo Wasiirka waxbarashada DDSI mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Loo Qabtay Iskaashatooyinka Caanaha Ee Degamada Koonfurta Jigjiga

Jigjiga(cakaaranews) Jumce 18ka November 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo xoolaha ee degmada koonfurta jigjiga islamarkaana ujeedadiisu tahay kobcinta garaadka aqoomeed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Maalinta Caruurta Dhicisnimada Ku Dhasha

Jigjiga ( Cakaaranews ) Jumce 18ka November 2016. Munaasabada xuska maalinta daryeelka caruurta dhalata iyagoon shin'koodii gaadhin "Dhicis" ee heer caalami oo maanta ka dhacay hoolka shirarka huteelka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Ganacsiga Iyo Gadiidka DDSI Oo Kulan Wacyigalin Ah U Qabtay Shacabka...

Wajaale(Cakaaranews) Sabti 19ka November 2016. Shir uu soo agaasimay xafiiska ganacsiga iyo gadiidka DDSI islamarkaana diirada lagu saarayay la dagaalanka ganacsiga sharcidarada ah oo ay kasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Casho Sharaf Oo Lagu Soo Xidhay Shirwaynihii 12aad Ee Horumarinta...

Jigjiga(cakaaranews), Axad, 20ka, November, 2016.Waxaa xalay  ka dhacday magaalada jigjiga gaar ahaan barxada wayn ee qaryaan dhoodaan xaflad casho sharaf ah oo lagu soo xidhay shirwaynihii  12aad ee...

View Article
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>