Tababar Loo Soo Gabagabeeyay Xirfadlayaal Caafimaad.
Jigjiga(cakaaranews)talaado, 25ka October, 2016. Tababar ay ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadilahaa xirfada daryeelka caafimaadka hooyada ilmuhu ka qubto/ dhiciska oo mudo 12 maalmood ah u socday...
View ArticleKuliyada Maaraynta Iyo Adeega Shacabka Oo Bilowday Diwaangalinta Ardayda Cusub.
Jigjiga,(cakaaranews) talaado, 25ka, October, 2016. Kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI oo ka duulaysa taabo galinta qorshayaasha horumarineed ee u dajisan xukuumada DDSI, ayaa sanadihii ugu...
View ArticleMW CMC Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Kusugan Qariira
Qubi ( Cakaaranews ) Talaado 25ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa xadhig kajarkii buundada waangay kadib uga dhaqaaqeen...
View ArticleMW CMC Oo Kulan La Yeeshay Waxgaradka Fiiq.
Fiiq ( Cakaaranews ) Arbaco 26ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo xalay u hoyday baadiyaha qariira oo katirsan senterka sac la...
View ArticleMW CMC Oo Soo Gaadhay Xarunta Deegaanka
jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco 26ka October, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Kor u Qaadida Nidaamka Dakhliga Oo Ka Dhacay Jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews),arbaca, 26ka October, 2016. Kulan lagaga hadlayay nidaamka kor u qaadida dakhliga oo ay soo diyaarisay wakaalada dakhliga DDSI loona qabtay ganacsatada ku dhaqan magaalada...
View ArticleKulan lagu Qiimaynayay Diyaargarawga Barnaamijka Shabakada Damaanad Qaadka...
Jigjiga(cakaaranews), khamiis, 27ka, October, 2016. Waxaa ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta dhexe ee XDSHSI kulan lagu Qiimaynta Diyaar garawga Barnaamijka shabakada damaanad qaadka cuntada...
View ArticleJigjiga iyo Warshada Saabuunta Samaysa Oo Xadhiga Laga jaray
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 27ka, October 2016. Warshada saabuunta oo soo saaraysa 3000 oo litter oo isugu jirta saabuun qabays iyo saabuunta dharka maalinkasta ayaa si rasmi ah ay xadhiga uga jareen...
View ArticleMaareeyaha Wakaalada Diwaaangalinta Marxaladaha Muhiimka ah Oo Ka Warbixisay...
Jigjiga(cakaaranews)khamiis 27ka October 2016. Wakaalada diwaangalinta marxaladaha muhiimka ah oo ah wakaalad dhawaan laga aas aasay Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya islamarkaana u taagan...
View ArticleTababar Loo Qaybtay Shaqaalihii Cusbaa Ee Qaybta Taageerada Habnololeedka
Jigjiga (Cakaaranews) Jumce 28ka October 2016. Tababar si heer sare loosoo agaasimay oo uu soo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI waaxdiisa damaanad qaadka...
View ArticleMW CMC Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Galinta Senterka Kaaha
Qabribayax( Cakaaranews) Jumce 28ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka xarunta deegaanka uga amba baxay dhanka degmada qabribayax isagoo xadhiga ka jaray mashruuca...
View ArticleMW CMC Oo ka Dagay Qabridahar
Qabridahar(cakaaranews) Axad, 30ka, October, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee...
View ArticleKomishinka Xaquuqul Insaanka Oo Tababar U Qabtay Xubno Kasocday degmooyinka...
Jigjiga(cakaaranews) Axad,30ka October 2016. Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen komishinka xaquuqul insaanka Dalka iyo komishinka xaquuqul insaanka laantiisa DDSI islamarkaana ay kasooqaybgaleen...
View ArticleShirwaynaha 9aad Ee XDSHSI Iyo Qabridahar.
Qabridahar,(cakaaranews), Axad, 30, October, 2016. Waxaa labadii maalmood ee ugu danbeeyay siwayn ugu soo qul-qulaya xarunta gobolka qoraxay ee magaalada qabridahar masuuliyiinta xukuumada DDSI...
View ArticleWar Deg deg Ah Shirwaynihii 9aad Ee XDSHSI Oo Ka Furmay.
Maraacaato(cakaaranews), Isniin, 31ka October, 2016. waxaa hadda si rasmiya uga furmay tuulada maraacaato ee degmada qabridahar shirwaynihii 9aad ee XDSHSI. Shiraynahan oo ay ka soo qayb-galeen...
View ArticleDeg deg Gudiga Shirgudoonka Shirwaynaha 9aad ee XDSHSI oo la doortay.
Maraacaato(cakaaranews) isniin, 31ka, October, 2016.Waxaa hadda lagu doortay shirwaynihii 9aad ee XDSHSI xubnaha shir gudoonka shirwaynaha oo ka kooban shan xubnood oo hagi doona shirwaynaha 9aad ee...
View ArticleTababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Macalimiinta Dumarka Ah Ee Degmooyinka
Jigjiga(cakaaranews)Isniin,31ka October 2016. Tababar ujeedadiisu tahay Kahortaga iyo jawaab ka bixinta tacadiyada kadhanka ah ee loo gaysto gabdhaha iyo waliba guurka dagdaga ah ayaa si habsami leh...
View ArticleShirwaynihii 9aad Ee XDSHSI Oo Galay Maalintii 2aad.
Maraacaato( cakaaranews), talaado, 1da, November, 2016. Waxaa maalintii 2aad si qurux badan uga socda tuulada maraacaato ee degmada qabridahar shirwaynihiI 9aad ee XDSHSI. Sida aad wararkayagii hore...
View ArticleDeg deg: Raysal Wasaaraha Dalka Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
Addiss ababa(Cakaaranews) Talaado 1da November 2016. Raysal wasaaraha dalka mudane Hailemariam Desalegn ayaa baarlamaanka hortooda kaga dhawaaqay xubno kabaneega ama wasiiro cusub. Islamarkaana...
View Article47 Xubnood Oo Loo Doortay Golaha Dhexe Ee X.D.SH.S.I
Maraacaato( Cakaaranews) Talaado, 1da November 2016. Shirwaynihii 9, aad ee XDSHSI ee kasocday tuulada maraacaato ee degmada qabridahar hoos timaada ayaa maanta lagu doortay 47da xubnood ee golaha...
View Article