Tababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Macalimiinta
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 28ka November 2016.Tababar ay fulintiisa iska kaashadeen Geedi-socodka Horumarinta macalimiinta iyo Hogaaminta waxbarashada ee xafiiska waxbarashada DDSI iyo Hay'ada Unicef...
View ArticleWasiirka Horumarinta Xoolaha Iyo Reerguuraaga DDSI Oo Ka Warbixisay Diyaar...
Jigjiga,(cakaaranews), talaado, 29ka November, 2016. Dawlada deegaanka soomalida itoobiya ayaa sanadkan martigalinaysa munaasabada 16aad ee xuska maalinta xoolo dhaqatada dalkeena itoobiya taasi oo ka...
View ArticleTartanka baaskiilka ee Ture Meles Oo Ka Qabsoomay Magaalada Jigjiga
Jigjiga( Cakaaranews) Talaado 29ka November 2016. Waxaa xurunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka qabsoomay tartankii baaskiilka oo ay ku tartamayeen labada magaalo ee kala ah Addisababa iyo maqale....
View ArticleMashruuca PCDP Oo Gawaadhi Ku Wareejiyay 15 Degmo.
Jigjiga(cakaaranews), talaado, 29ka November, 2016. Mashruuca horumarinta bulshada Reer guuraaga DDSI ee loo soo gaabiyo PCDP ayaa 15 gaadhi gudoonsiiyay 15 degmo oo ka mid ah 54 degmo ee mashruucani...
View ArticleDugsiga Sare Ee Tuulada Laylakaal Oo Xadhiga Laga Jaray.
Laylakaal(cakaaranews), talaado, 29ka November, 2016. Masuuliyiin uu hogaaminaya gudoomiyaha degmada harawo ayna ku wehelinayaan shaalaqaha ciidanka booliska gaarka ah qaybta ka hawlgasha degmada...
View ArticleKoox kawaday Daraasaad Kusaabsan Cudurada Iyo Cayayaanka Waxyeeleeya Dalaga...
Qabridahar(Cakaaranews)Arbaco, 30ka November 2016. Koox uu Xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah ee DDSI u diray gobolka shabaale iyo qoraxey islamarkaana kawaday daraasaad ku...
View ArticleTartanka Baaskiilda Ee Soo Dhawaynta Xuska 11aad 29 Hidhaar
Jigjiga(Cakaarnews) Arbaco 30ka November 2016.Waxaa maanta xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga ka qabsoomay tartankii baaskiilada oo ay ku tartamayeen kooxo kala duwan oo ka kala socday qaar kamid...
View ArticleXuska 29 aad Ee Maalinka Kahortaga Iyo Xakamaynta HIV/AIDS
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 1da December 2016. Munaasabada xuska 29aad ee maalinka kahortaga iyo xakamaynta HIV/AIDS oo halku dhag looga dhigay ‘’aan si wadajir ah uga hortagno cudurka HIV-AIDS’’ayaa...
View ArticleMW CMC Oo Ka Dagay Qabdridahar.
Qabridahar, (cakaaranews),jumce, 2da December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha qabridahar international...
View ArticleKormeer Ay Sameeyeen Maamulka Degmada Ceelkari
Ceelkari(Cakaaranews) Jumce 2da December 2016. Masuuliinta maamulka degmada ceelkari ee gobolka afdheer oo ay ugu horayso gudoomiyaha degmada ceelkari marwo Aniiso Mukhtaar oo kormeer indha indhayn ah...
View ArticleShir Loo Qabtay Shaqaalaha MM Jigjiga
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 3da December 2016. Kulan ay kasoo qaybgaleen masuuliinta MM jigjiga oo uu ugu horeeyo maayorka mm jigjiga mudane Axmed maxamed, Madaxa arimaha xisbiga mm jigjiga mudane...
View ArticleRaysil-wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Goday Ka Soo Dagay.
Goday,(cakaaranews),sabti, 3da December, 2016. Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Raysil-wasaare ku xigeenka JDFI mudane Demaqe Mukonnon oo ay ku wehilinayaan wasiirka arimaha fadaraalka iyo xoolo...
View ArticleMW CMC Oo Kulan La Yeeshay Shaqaalihii Hormuudka Degmooyinka
Jigjiga ( Cakaaranews ) Sabti 22ka October 2016.madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta kulan la yeeshay shaqaalihii hormuudka ahaa ee ku xaraysnaa macadka maaraynta DDSI, Isagoo...
View ArticleMW CMC Oo U Amba Baxay Gobalka Erer
Waangey (Cakaaranews ) Axad 23ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan ayaa saaka xarunta deegaanka uga amba baxay dhinaca gobolka erer, Isagoo sii...
View ArticleMW CMC Oo Xadhiga Kajaray Mashaaricaha Biyo Galinta Duduma Cad
Fiiq( Cakaaranews ) Axad 23ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee u anbabaxay dhinaca gobalka erer ayaa xadhiga kasii jaray...
View ArticleTababar looqabtay Qaar Kamid Ah Xirfadlayaasha Caafimaadka 3 Gobol
Jigjiga(cakaaranews)Axad 23ka, October 2016. Tababar ujeedadiisu tahay nidaamka casriga ah ee baadhista cudarada TB, AIDSka, iyo waliba cudurka juudaanka islamarkaana lasiinayay 80 xubnood oo ka kala...
View ArticleJaamacada Jigjiga Oo Sanadkan 2009 T.I Qaabishay 5400 Oo Arday
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 24ka, October 2016. Jaamacada jigjiga oo kamid ah jaamacadaha dalka JDFI ayaa sanadkan 2009 T.I qaabishy arday tiradoodu kor u dhaafayso 5400 oo arday iyadoo waxbarashadana...
View ArticleXaflad Ay Ku Qalin Jabiyeen 70 Arday Oo Bartay Xirfadaha Kala Duwan Ayaa Ka...
Jigjiga,(cakaaranews),Isniin, 24ka, October, 2016. Waxaa maanta lagu qabtay huteelka GREAN ee magaalada jigjiga xaflad balaadhan oo ay ku qalin jabiyeen Ardaydii baratay Habka qurxinta haweenka...
View ArticleMW CMC Oo Xadhiga Kajaray Buundada Waangey
Waangey(cakaaranews)Isniin 24ka October 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray buundada waangey oo dheererkeedu...
View ArticleXaflad Hadhimo Sharafeed Ah Oo Loo Sameeyay Qurba Joogta DDSI.
Jigjiga.(cakaaranews), talaado, 25ka October. 2016. Waxaa maanta xaflad hadhimo sharafeed ah oo si meeqaam sare ah loo soo agaasimay loogu sameeyay huteelka ZM ee magaalada jigjiga qurba joogta DDSI...
View Article