Buugaag Iyo Qalimaan loogu Deeqay Ardayda Gobalka Siti
Shiniile( cakaaranews ) Jumce 19 Feb 2016 Xafiiska Waxbarashada DDSI ayaa buugaag iyo qalimaan caawimo ah gaadhsiiyay ardayda wax ka barata dhamaan Dugsiyada Degmooyinka Gobolka Siti, kuwaas oo ay...
View ArticleMaamulka Degmada Qubi Oo Sheegay In Ay Meel Fiican Marayaan Hirgalinta Biyo...
Qubi,(Cakaaranews), jimce, 19ka February, 2016, Masuuliyiinta maamulka degmada qubi oo uu hogaaminaya gudoomiyaha degmada Qubi ee gobolka Nogob mudane Shaafi Axmed Khaliif ayaa soo kor-meeray biyo...
View ArticleKulan waynaha Wada Tashiga Xukuumada Iyo Shacabwaynaha DDSI.
Jigjiga(Cakaaranews ) Sabti, 20ka February, 2016, Waxaa wakhti xaadirkan si rasmiya uga furmay madasha shirarka ee xarunta madaxtooyada kulan waynaha wadatashiga xukuumada iyo shacabwaynaha DDSI ee...
View ArticleWafti Balaadhan oo Booqday Gobalka Siti
Shiniile( cakaaranews ) Sabti 20 Feb 2016 Wafti balaadhan oo ka kala ka socday hay’adaha bad-baadada caruurta ee save the children islamarkaana ka kala socday wadamada maraykanka, Canada, Denmark,...
View ArticleKulanwaynihii Wadatashiga Oo Galay Maalinkii 2aad
Jigjiga( cakaaranews ) Axad 21 Feb 2016 Kulanwaynihii wadatashiga shacabka DDSI iyo xukuumda oo galay maalinkii labaad ayaa waxaa qudbad dhinacyo badan taabanaysa kasoo jeediayay Madaxwaynaha DDSI...
View ArticleJawaabihii Su’aalihii ISKUDAY Qaybtii 2aad
Jigjiga ( Cakaaranews ) Axad 21 Feb 2016 Waxaan akhristayaasha sharaftaleh wargalinaynaa in ay akhristaan jawaabaha su’aalihii kabaxay barnaamijka ISKUDAY Qaybta 2aad ee shabakada cakaaranews...
View ArticleKulan Waynihii Ayaa Galay Maalintii 3aad, Kase tegle Burhan Oo Ka Soo Qaybgalay.
Jigjiga(CakaaraNews ) isniin, 22da February, 2016, waxaa maalintii sadexaad si qurux badan uga socda madasha shirarka xarunta madaxtooyada kulan waynihii wada tashiga shacabka iyo xukuumada DDSI ee ay...
View ArticleGalinkii Danbe iyo Fikiradii Shacabwaynaha.
Jigjiga( Cakaaranews ) Isniin 22 Feb 2016 Kadib qudbadihii dhaxalgalka ahaa ee ay soo jeediyeen Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar, iyo wasiirka Arimaha Federalka Mudane kaasa Tagle Burhaanayaa galinkii...
View ArticleMW CMC Iyo Mudane Kassa Oo Booqday Mashaariicda Waaji Iyo Harre
Jigjiga( Cakaaranews ) Talaado, 23ka February 2016, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan wasiirka Wasaarada Arimaha Federaalka iyo Horumarinta Xoolo-dhaqatada mudane Kassa...
View ArticleKulanwaynihii Oo Galay Maalintii 4aad.
Jigjiga,(CakaaraNews) talaado, 23ka, February, 2016, waxaa maalintii Afraad ka socda madasha shirarka ee xarunta madaxtooyada DDSI kulan waynihii wada tashiga shacabwaynaha DDSI iyo xukuumada DDSI....
View ArticleMaalintii 5aad iyo Kulanwaynihii.
Jijiga(CakaaraNews) Arbaca, 24ka February, 2016, Waxaa maalintii shanaad ka socda madasha shirarka kulanwaynihii wada tashiga shacabwaynaha iyo xukuumada DDSI ee lagaga tashanayay sii xoojinta...
View ArticleGeel Loogu Deeqay Ardayda Dugsiga Hooyga Agoonta Ee Fiiq
Fiiq ( cakaaranews ) Arbaco 24 Feb 2016, dugsiga Hooyga Agoonta fiiq oo ay wax kubartaan caruurtii uu nabad diidku waalidkood dilay ayaa la gudoonsiiyay deeq kakooban Geel, islamarkaana ay goob joog...
View ArticleMW CMC Iyo Fikiradii Shacabwaynaha Ee Kuwajahnaa Argagixisada
Jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco, 24ka february 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa galinkii danbe ee maanta guriga usoo jeediyay inay kahadlaan fikirkooda ku aadan argagixisada....
View ArticleBaaqa Taageero iyo Go’aano Kasoo Baxay Kulan-waynaha Odayaasha Deegaanka
Jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco, 24ka February 2016. Baaqa taageero iyo go’aanadii kasoo baxay kulanwaynaha odayaasha deegaanka ayaa u qoran sidan:- Marka hore anagoo ku hadlayna magaca odayaasha DDSI...
View ArticleBaaqa Taageero Ee Mas’uuliyiintii Hore Ee Deegaanka Soo Martay
Jigjiga( Cakaaranews) Arbaco, 24ka February 2016. Baaqa taageero ee mas’uuliyiintii hore ee deegaanka soo martay oo uu madasha kasoo jeediyay mudane maxamed macalin cali(khadar)wuxuu u dhignaa sidan:...
View ArticleKormeer Lagu Sameeyay Qaar Kamida Mashaariicaha Waawayn Ee Ka Socda DDSI
Jigjiga ( cakaaranews ) Khamiis 25 Feb 2016, Kormeer uu horkacayo Maareeyaha guud ee wakaalada dhismaha iibka iyo adeegyada gaarka ah ee booliska mudane Cabdishukri Maxamed Odawa islamarkaana...
View ArticleMw Cmc Iyo Danjiraha USA Oo Xadhiga Ka Jaray Warshada Hilibka.
Jijiga(CakaaraNews) khamiis, 25ka February,2016, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo masuuliyiin sare oo heer deegaan ah ayaa saaka garoonka diyaaradaha ee garaad wiil-waal...
View ArticleXuska 7aadka Dhaqanka Dalka
Jigjiga( cakaaranews )Khamiis 25ta February 2016 Waxaa maanta si habsami leh uga bilawday xarunta DDSI ee magaalada Jigjiga munaasabada xuska 6aad ee 7aadka dhaqanka Dalka itoobiya. Xuskan 7 aadka...
View ArticleISKUDAY Qaybtii 3,Aad
Jigjiga( cakaaranews ) Khamiis, 25ka February 2016, Fadlan adigoo kaashanaya, korodhsanayana aqoonta aad u leedahay guud ahaan dalkeena itoobiya gaar ahaana deegaankeena ISKUDAY inaad kajawaabto...
View ArticleMaalinkii 2, aad Ee Xuska 7, aadka Dhaqanka
Jigjiga( cakaaranews ) jumce, 26ka February 2016, Waxaa maalinkiisii labaad hoolka shirarka ee sayid Maxamed Cabdile Xasan kasocda xuskii 6aad ee 7aadka dhaqanka dalka ee laguqabtay xarunta deegaanka...
View Article