Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 14da November. 2016. Ogaysiis muhiim ah, waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada DDSI ee ka soo qayb-galay shirwaynihii 9aad ee X.D.SH.S.I ee wakhti xaadirkan ku sugan caasimada DDSI magaalada jigjiga in ay barito oo ay taariikhtu tahay 15da bisha November, 2016, saacatunaha tahay 4:00PM galabnimo in ay yimaadaan hoolka shirarka ee qaryaan dhoomaan ee caasimada DDSI.
Haddaba, waxaa xubnahan qurba joogta DDSI lagu wargalinayaa in ay ilaaliyaan wakhtiga