Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 123141

Waftigii Isku Dhafka Ahaa Oo Soo Gaadhay Magaalada Dhagaxbuur

$
0
0

Dhagaxbuur(Cakaaranews) Isniin 5ta December 2016. Waftigii isku dhafkaa ee uu hogaaminayay  Raysil wasaare ku xigeenka JDFI mudane Damaqe Mukonnon  Xuseen Iyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kadib markii xalay saqdii dhaxe soo gabagabeeyeen shirkii  qiimaynta waxqabadkii rubucii 1aad ee mashaariicaha horumarka waara ee afka qalaad loo soo gaabiyo  (SDG) ee deegaanada taageerada gaarka ah ay siiso dawlad faderaalku ee sanad miisaaniyeedka 2009TI, ayay soo gaadheen xarunta gobolka jarar ee magaalada dhagaxbuur,

Waxayna waftigan isku dhafka ah intay dhexda soo socdeen soo kormeereen geedi socodka shaqo ee mashaariicaha waawayn ee biyogalinta wijiwaaji, Birqod,iyo baka kuwaasoo kamid ah mashaariicaha horumarineed oo kamid ah mashaariicaha horumarka waara.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 123141

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>