Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 16ka November 2016. Sida lawada ogsoonyahay waxaa jirtay inay qurbajoogta DDSI ee kukala nool dacalada dunida ay kaalintooda taageero ahaan kaga qayb qaadanayeen dhismaha iskuulada, health centerada iyo waliba kharashka kubaxayay xafladihii loogu damaashaadayay 25kii degmo, 2dii gobol iyo 2dii maamul-magaalo ee uu dhawaatan golaha baarlamaanka deegaanku ku-ansixiyay kal-fadhigiisii 2,aad golihiisa 5,aad iyadoo ay qurbajoog kasta lacagta lagu dhisayo iskuulada, health centerada iyo kharashka xafladihii dabaal-daga kusoo shubtay accountyadii loo sameeyay degmooyinka, gobolada iyo MMkii cusbaa. kuwaas oo ay qurbajoogta DDSI ee dunidu kasoo kalajeedaan.
Hadaba, waxaa hubaal ah inay qurbajoogtu kukala-hadheen kaalintii taageero ee ay kaga qayb qaateen dhismaha iskuulada, xarumaha caafimaadka iyo xafladihii daah-furka. Waxaadna ka akhrisataa shaxdan hoose lacagaha ay qurbajoogta degmo kasta soo direen iyo waxa ay qaban karto iyadoo wadarta guud ee lacagtu noqotay Dollar ahaan 498,184.34USD, ETB ahaana 11, 956,376.16 Birr:
No |
Magaca deg/gob/MM
|
Doolar ahaan |
Birr ahaan(ETB) |
Qiyaasta waxa ay qaban karto |
1 |
Degmada Ilo-Horshagax |
59,882 USD |
1,437,168 birr |
Clinical(rug caafimad VVV important people) |
2 |
Degmada Dig |
34,993 USD |
839,832 |
Dugsi hoose |
3 |
Degmada Bilcin buur |
33,441 USD |
802,584 |
Dugsi hoose |
4 |
Degmada Higloolay |
31,842,75 |
764,226 |
3-4 fasal oo iskuul ah |
5 |
Degmada Laasdhankayre |
30,170 |
724,000 |
Dugsi hoose |
6 |
Degmada Lehel-yucub |
27,731 |
665,544 |
3-4 fasal oo iskuul ah |
7 |
Gobalka Dhaawa |
26,034 |
624,816 |
4 fasal oo waawayn |
8 |
Degmada Dharwanaje |
24,788,12 |
594,914,88 |
3-4 fasal oo iskuul ah |
9 |
Degmada Mula |
24,336 |
584,064 |
2-3 qol oo iskuul ah |
10 |
Degmada Kudunbuur |
20,640,25 |
495,366 |
Barkad biyo oo yar |
11 |
Degmada Shabeley |
19,345 |
464,280 |
2 fasal oo iskuul ah iyo hal musqul ardayda ah |
12 |
Degmada Waangey |
18,500 |
444,000 |
2 fasal oo iskuul ah iyo hal musqul oo ardayda ah |
13 |
Degmada Boodaley |
18,307 |
439,358 |
Barkad biyo oo yar |
14 |
Degmada Gablalu |
18,275 |
438,600 |
Barkad biyo oo yar |
15 |
Degmada Eleele |
14,415.22 |
345,965.28 |
2 fasal oo iskuul ah |
16 |
Degmada Qooxle |
13,187 |
316,488 |
Hal fasal oo iskuul ah iyo 2-3 musqulo arday ah |
17 |
Degmada Ceel-ogaadeen |
13,160 |
326,400 |
2 fasal oo iskuul ah |
18 |
Degmada Haroorays |
11,000 |
264,000 |
Hal fasal oo iskuul ah iyo 2 musqulo ardayda ah |
19 |
MM Wajaale |
10,000 |
240,000 |
2 fasal oo iskuul ah |
20 |
Degmada Xaraarey |
7,150 |
171,600 |
4-5 musqulaha shacabka ah |
21 |
Degmada Yaxoob |
8,000 |
192,000 |
5-6 musqulaha shacabka ah |
22 |
Degmada Abaaqarow |
7,050 |
183,600 |
4-5 musqulaha shacabka ah |
23 |
Degmada God-god |
6,375 |
153,000 |
Hal fasal oo iskuul ah ama 4-5 musqulo ah |
24 |
Degmada Gota-biki |
6,035 |
144,000 |
4-5 musqulo ah (poor) |
25 |
Degmada Boqol-maayo |
4,294 |
103,056 |
4 musqul Shacab ah |
26 |
Degmada Cayuun |
3,450 |
82,800 |
3-4 musqulo Shacab ah |
27 |
Degmada Galxamur |
3,000 |
72,000 |
2-3 musqulood oo shacabka ah |
28 |
MM Q/bayax |
1,400 |
33,600 |
2 musqulood oo shacabka ah |
29 |
Gobolka Nogob |
780 |
18,720 |
1 musqul oo shacabka ah(VV Poor) |
30 |
Qadhaadhumo |
0 |
0 |
Kneel |