Kulan Lagu Qiimaynayo Waxqabadka Mashruuca RIF.
Jigjiga(Cakaaranews), khamiis, 3da March, 2016 Kulan lagu qiimaynayay waxqabadkii rubicii labaad ee mashruuca hoos u dhigida dhimashada hooyada iyo dhalaanka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan...
View ArticleDood Cilmiyeed Looqabtay Khabiirada Qorshaynta Iyo Xissabaadka
Jigjiga( cakaaranews ) Khamiis, 3,March 2016, Dood-cilmiyeed uu soo agaasimay Xafiiska Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha DDSI ayaa loo qabtay qaarkamid ah Agaasinada, khabiirada Qorshaynta,...
View ArticleJawaabaha Su’aalihii ISKUDAY Qaybtii 3aad
Jigjiga (Cakaaranews) Jumce, 4ta March, 2016. Waxaan akhristayaasha sharafta leh ku wargalinaynaa in ay akhristaan jawaabaha su’aalihii kabaxay shabakada cakaaranews barnaamijka ISKUDAY Qaybta 3aad...
View ArticleShir ku Saabsan Udiyaargarawga Munaasabada XDSHSI
Jigjiga( cakaaranews ) Jumce 4, March 2016, Shir uu soo agaasimay Xafiiska Waxbarashada DDSI islamarkaana lagaga wada arinsanayay soo dhawaynta iyo udiyaargarawga munaasabada xuska sanad guuradii...
View ArticleShirkii Horumarka Cagaaran iyo Nadaafada Magaalooyinka Dalka
Adhisababa ( Cakaaranews ) Sabti, 5ta march 2016. Waxaa saaka hoolka shirarka ee xarunta dalka-adhisababa millenium adharaash si rasmi ah uga furmay shir kusaabsanaa horumarka cagaaran iyo nadaafada...
View ArticleXuska 18aad Ee XDSHSI Oo si Balaadhan Loogu Diyaar Garoobay.
Jigjiga(Cakaaranews), Axad, 6da, March, 2016 Waxaa maalinta bari ah guud ahaanba deegaanka si wayn looga dabaaldagi doono munaasabada xuska sanad guurada 18aad ee XDSHSI taasi oo si wayn looga...
View ArticleMW CMC Iyo Wakhti Xaadirkan
Diridhaba ( Cakaaranews ) isniin, 7da march 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kaqayb-galkii shirkii horumarka cagaaran iyo nadaafada magaalooyinka ee adhisababa millennium...
View ArticleMunaasabada Xuskii 18aad ee XDSHSI
Jigjiga( cakaaranews ) Isniin 7,da March 2016, Munaasabada xuskii 18aad ee XDSHSI oo ay ka soo qaybgaleen Mw kuxigeenka ahna wasiirka Beeraha iyo Horumarinta khayraadka Dibiiciga ah Marwo Sucaad Axmed...
View ArticleQurba-joogtii Oo Kalahadhay
Diridhaba ( Cakaaranews ) isniin, 7da march 2016. Tan iyo intii lashaaciyay gudiyadii iyo accountyadii health centerka iyo dugsiga degmooyinka cusub waxaa jira in 12 degmo ay qarafaysi qarka u saaran...
View ArticleWasaarada Isgaadhsiinta Xogaha Casriga ah Ee JDFI
Jigjiga( cakaaranews ) Isniin 7,da March 2016, Wasaarada Isgaadhsinta Xogaha Casriga ah ee JDFI ayaa aas aastay xarun loogu talagalay in lagu bixiyo dhamaan lacagaha biilasha taasoo loogu magacdaray...
View ArticleKormeer Lagu Sameeyay Qaar Kamida Mashaariicaha Waawayn Ee Ka Socda DDSI
Jigjiga ( cakaaranews ) Khamiis 25 Feb 2016, Kormeer uu horkacayo Maareeyaha guud ee wakaalada dhismaha iibka iyo adeegyada gaarka ah ee booliska mudane Cabdishukri Maxamed Odawa islamarkaana...
View ArticleMw Cmc Iyo Danjiraha USA Oo Xadhiga Ka Jaray Warshada Hilibka.
Jijiga(CakaaraNews) khamiis, 25ka February,2016, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo masuuliyiin sare oo heer deegaan ah ayaa saaka garoonka diyaaradaha ee garaad wiil-waal...
View ArticleXuska 7aadka Dhaqanka Dalka
Jigjiga( cakaaranews )Khamiis 25ta February 2016 Waxaa maanta si habsami leh uga bilawday xarunta DDSI ee magaalada Jigjiga munaasabada xuska 6aad ee 7aadka dhaqanka Dalka itoobiya. Xuskan 7 aadka...
View ArticleISKUDAY Qaybtii 3,Aad
Jigjiga( cakaaranews ) Khamiis, 25ka February 2016, Fadlan adigoo kaashanaya, korodhsanayana aqoonta aad u leedahay guud ahaan dalkeena itoobiya gaar ahaana deegaankeena ISKUDAY inaad kajawaabto...
View ArticleMaalinkii 2, aad Ee Xuska 7, aadka Dhaqanka
Jigjiga( cakaaranews ) jumce, 26ka February 2016, Waxaa maalinkiisii labaad hoolka shirarka ee sayid Maxamed Cabdile Xasan kasocda xuskii 6aad ee 7aadka dhaqanka dalka ee laguqabtay xarunta deegaanka...
View ArticleOl‘olaha Talaalka Cudurka Dabaysha (Polio) Oo Bilawday
Jigjiga( cakaaranews ) Jumce, 26ka February 2016, Waxaa maanta guud ahaan ka bilowday wareegii 19aad ee ol olaha talaalka cudurka dabaysha.islamarkana xafladdii lagu daah furayay ay ka dhacday hoolka...
View ArticleWar degdeg ah: Degmooyin, MM Iyo Gobolo Cusub Oo Lagu Ansixiyay kal-fadhiga...
Jigjiga ( Cakaaranews ) Sabti, 27ka February 2016. Waxaa galabta kal-fadhigii 2,aad golihiisa 5, aad ee Golaha Xildhibaanada DDSI ay codbuuxa ku ansixiyeen Degmooyin, Gobolo iyo Maamul Magaalooyin...
View ArticleTalaalka Cudurka Dabaysha Oo ka Bilawday Magaalada Fiiq
Fiiq( cakaaranews ) Sabti, 27 February 2016, Waxaa sirasmi ah uga bilawday Magaalada Fiiq ee Xarunta Gobaka Nogob Talaalka Cudurka Dabaysha ee (polio) oo lasiinhayo Caruurtada da’doodu ka hosayso...
View ArticleMudane Axmed Maxamed Shugri Oo Noqday Mw Kuxigeenka Maxkamada Guud Ee Qaybta...
Jigjiga( Cakaaranews ) Sabti 27, February 2016, Wuxuu baarlamaanku kalfadhiga 2aad golihiisa 5aad uu manta ku ansixiyay bayaan qeexayay sadex madaxwayne ku xigeen oo lagusoo kordhiyay qaab dhismeedka...
View ArticleDegmada Boodalay Ee Deegaanka Dulqabaw, Degmada Horshagax Ee Deegaanka Ilo,...
Jigjiga ( Cakaaranews ) Axad, 28ka February 2016. Sida lawada ogsoon yahay caasimada DDSI ee jigjiga waa ismaamul gooni ah oo leh qaab-dhismeed dhamaystiran oo budgetary ah iyo baarlamaan gaar ah...
View Article