Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Ku Sugan Degmada Daroor

Daroor(Cakaaranews) Isniin 19ka December 2016. Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ee ku guda jiray socdaalkii allaw jilaalka gu noogayeel ayaa kadib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku saabsan Bayaanka Dhismaha Magaalooyinka

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 20ka December 2016. Tababar ku saabsan bayaanka dhismaha (624/2001) iyo xeer nidaamka dhismaha islamarkaan uu si heer sare usoo agaasimay xafiiska horumarinta magaalooyinka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Xaafadaha 11,14 iyo 19aad Ee MMJ Oo Tababar loo qabtay.

Jigjiga(cakaaranews)Talaado 20ka December 2016.Tababar uu soo agaasimay wakaalada Hormarinta shirkadaha yaryar, kuwa-Dhexe, Shaqo abuurka iyo damaanad-qaadka cuntada ee maamulka magaalada jigjiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Ku Sugan Degmada Xarshin

Xarshin(Cakaaranews) Talaado 20ka December 2016. Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ee ku guda jiray socdaalkii allaw jilaalka gu noogayeel ayaa kadib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socdaalkii Allaw Jilaalka Gu Nooga Yeel Oo Kusoo Laabtay Xarunta Deegaanka

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 21ka December 2016. socdaalkii lamagac baxay allaw jilaalka gu noogayeel ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha JDFI Oo lagu Soo...

Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 21ka December 2016. Wafti uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha JDFI Mudane Tasfaye Baqale ayaa kasoodagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Kor Uqaadida Barnaamijka Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale...

Jigjiga ( Cakaaranews) Arbaco 21ka December 2016. Tababar ku saabsan Barnaamijka kor loogu qaadayo kaabayaasha dhaqaale ee maamul magaalooyinka deegaanka ee (ULGDP II) oo uu soo agaasimay xafiiska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ka Habraaca Hirgalinta Aqoonta Barayaasha Oo Ka Furmay Jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews),khamiis, 22ka, December, 2016. Waxaa ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee xafiiska waxbarashada DDSI  tababarka ku saabsan sidii loo hirgalin lahaa habraacyada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Ku Xigeenka UHSI Ee North America Oo Si diiran Loogu Soo Dhaweeyay...

Jigjiga(cakaaranews),khamiis, 22ka, December, 2016. Waxaa maanta garoonka caalamiga ah  ee garaad wiil-waal Airport ee caasimada DDSI  si balaadhan loogu soo dhaweeyay gudoomiye ku xigeenka  ururka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

72 Gaadhi Oo Sidda Deeq Raashin Iyo Calafka Xoolaha ah Oo Unba Baxday...

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 22ka December 2016. Xukuumada DDSI oo kaduulaysa kolba baahida haysata bulshada Deegaanka ayaa maanta Deeq isugujirta Raashin Iyo calafka xoolaha oo dhan 72 Baabuur  u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Waxbarashada DDSI Oo Soo Kor-Meeray Geedi Socodka Waxbarashada...

Jigjiga,(cakaaranews),jumce,23da December,  2016. Wasiirka waxbarashada DDSI mudane Ibraahin Aadan Mahad oo ay wehelinayaan qaar kamid ah agaasinada waaxaha kala duwan ee xafiiska waxbarashada DDSI...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Kusaabsan Habka Casriga ah Ee Wraabka Beeraha (Drip Irrigation)

Tuliguuleed(cakaaranews)Jumce 24ka, December 2016. Tababar kusaabsan nidaamka casriga ah ee biyo tashiilka ama waraabka dhibic-dhibica ah ayaa looqabtay 60 xubnood oo kamid ah  beeralayada degmada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Kuxigeenka UHSI Ee North America Oo Qado Sharaf Loo Sameeyay

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 24ka December 2016. Qado sharaf loo sameeyay  gudoomiyaha kuxigeenka ururka horumarinta somaalida itoobiya ee jaaliyada DDSI ee waqooyiga America  ahna xubin gudiga fulinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagula Dar-daarmayay Kooxaha Taageerada Iyo Dabagalka Adeega...

Jigjiga(cakaaranews),Sabti, 24ka, December, 2016. Waxaa ka dhacay maanta barxada wayn ee xafiiska caafimaadka DDSI kulan lagula dar-daarmayay kooxaha Taageerada iyo dabagalka adeega caafimaadka oo ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Sare ee Qaban Qaabada Xuska Maalinta Xoolo Dhaqatada JDFI oo Kulan...

Jigjiga(cakaaranews) ,Sabti, 24ka, December, 2016. Waxaa kulan ku yeeshay hoolka  shirarka ee xarunta dhexe ee XDSHSI gudiga sare ee  qaban qaabada munaasabada  xuska 16aad ee  maalinta xoolo dhaqatada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bulshada kudhaqan Centerka Goomaar Oo Aad Usoo dhaweeyay Biyo-galinta Loo...

Goomaar(cakaaranews)Isniin 26ka December 2016. Bulshada kudhaqan centerka goomaar ee degmada birqod oo sheegay inay aad ugu diirsadeen biyogalintan loosameeyay islamrkaana ay ugu mahadcelinayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Ku Saabsan Qiimaynta Tayada Xirfadlayaasha Oo La Soo Gabagabeeyay.

Jigjiga(cakaaranews) Isniin, 26ka, December, 2016. waxaa lagu soo gabagabeeyay hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI  tababar muddo 4 maal-mood ah u socday  100 xubnood oo loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Ay Qabteen Gudiga Qaban Qaabada bilicda iyo Nadaafada Xuska Maalinta...

Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 26ka December 2016. Waxaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee kuliyada tababarka macalimiinta ee cabdulmajiid kulan balaadhan oo lagaga wada hadlayay u diyaargarawga xuska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Degdeg Ah Isku-badal Iyo Magacaabis Cusub

Jigjiga (Cakaaranews) Talaado 27ka December 2016. Hogaaminta sare ee xukuumada DDSI ayaa kulan ay saaka yeesheen ku ansixiyay iskubadal iyo magacaabis cusub iyagoo udhigay sidan: 1.       Mudane Xasan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Lagu Qiimaynayay Bah-wadaagta Mashruuca RIF.

Jigjiga(cakaaranews),talaado, 27da, December, 2016. Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa kulan qiimayn ah u qabtay hay’adaha dawliga ah iyo kuwa aan dawliga ahayn ee bah-wadaagta la ah mashruuca dhimista...

View Article
Browsing all 123141 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>