Hay’ada UNICEF Oo 15 Gaadhi Ku Wareejisay Xukuumada DDSI.
Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 13ka December, 2016. xaflad ay haay’ada UNICEF ku wareejinasay 15 gaabuur oo loogu talagalay adeega caafimaadka ee ay bixiyaan kooxda caafimaadka wareega ee DDSI...
View ArticleYaan Lagaa Hor Iibsanin Ee Horay Ugaadh
jigjiga (Cakaaranews) Talaado 13ka December 2016. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabwaynaha DDSI ee kunool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba in shirkada horumarinta guriyaynta ee DDSI ay idiin dhistay...
View ArticleMaareeyaha Wakaalada Dhismaha Jidadka DDSI Oo sheegay in xukuumada DDSI...
Jigjiga,(cakaaranews),Arbaca, 14ka December, 2016. Maareeyaha guud ee wakaalada dhismaha jidadka DDSI mudane Cabaas Xuseen Obsiiye oo waraysi siiyay warbaahinta deegaanka ayaa sheegay in iyada oo laga...
View ArticleKulan Ku Saabsan Ka Hortaga Iyo Udiyaargarowga Masiibooyinka
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 14ka December 2016. Kulan uu soo agaasimay xafiiska ka hortaga iyo udiyaargarowga masiibooyinka DDSI ayaa saaka kafurmay hoolka shirarka ee xamda hotel, kulan oo ay kasoo...
View ArticleMW CMC Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Gunagada.
Gunagada,(cakaaranews), Arbaca, 14ka December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa maanta socdaal dhinaca dhulka ah kaga anbabaxay caasimada...
View ArticleKulan Wadatashiya Oo Lagaga Hadlayay Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Ayaa...
Jigjiga(cakaaranews),Arbaca, 14ka December, 2016. Waxaa maanta ka dhacay hoolka shirarka huteelka Nogob ee magaalada jigjiga Kulan wadatashiya oo diirada lagu saarayay sidii loo xoojin lahaa...
View ArticleKulankii Golaha Kabaneega DDSI Oo Furmay
Jigjiga (Cakaaranews) Khamiis 15ka December 2016. Kulankii golaha kabaneega DDSI oo ay hogaaminaysay madaxwayne kuxigeenka ahna Wasiirka xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiicaga DDSI marwo...
View ArticleKulan Qiimayn Ah Oo Ku Aadan Bangiga Horumarinta Dalka JDFI laamihiisa DDSI
Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 15ka December 2016. Kulan qiimayn ah oo ay shirgudoon ka ahayd Madax- wayne kuxigeenka ahna Wasiirka Xafiiska Horumarinta Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ah marwo Sucaad...
View ArticleMW CMC Oo Xadhiga Kajaray Mashruuca Biyo Galinta Birqod Gunagado
Gunagado(Cakaaranews) Khamiis 15ka December 2016. Iyadoo wali degmada gunagado uu ka socdo shirkii wada tashiga ahaa ee xukuumada iyo shacabka gunagado ayuu maanta madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi...
View ArticleKulankii Wada Tashiga Dowlada Iyo Deeqbixiyaasha Dalka Oo Soo Gabagaboobey
Addisababa(Cakaaranews) Jumce 16ka December 2016. Waxaa maanta kusoo gabagaboobay hoolka shirarka ee Ghion hotel ee xarunta dalka ee addisababa shirkii wada tashiga dowlada iyo deeq bixiyayaasha 6...
View ArticleTababar Loo Soo Xidhay Gudiga Anshaxa Degmooyinka Gobolka Faafan
Jigjiga,(cakaaranews),jumce, 16ka December, 2016. Waxaa lagu soo gabagabeeyay xarunta deegaanka ee jigjiga tababar muddo shan maal-mood ah u socday gudiyada anshaxa degmooyinka gobolka faafan oo uu...
View ArticleXafiiska Waxbarashada DDSI Iyo Kooxo Kormeer Samaynaya Oo loodiray 11ka Gobol
Jigjiga(cakaaranews)Jumce 16ka December 2016.Shir loo qabtay 9 kooxood oo katirsan shaqaalaha xafiiska waxbarashada DDSI oo ay kasooqaybgaleen dhamaan agaasimayaasha xafiisku islamarkaana ujeedadiisu...
View ArticleMW CMC Oo Ku Sugan Marsin
Marsin (Cakaaranews) Jumce 16ka December 2016. Socdaalkii uu MW CMC iyo wafitigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay xarunta deegaanka uga ambabaxay dhanka gobolka jarar oo mudo 2 cisho ah ku sugnaa degmada...
View ArticleTababar Loo Qabtay BeeralaydaTuulada Biila Ee Degmada Erer
Erer(cakaaranews)Sabti 17ka December 2016.Tababar ujeedadiisu tahay barashada xidhmooyinka fidinta beeraha casriga ah islamarkaana loo qabtay 60 xubnood oo kamid ah beeralayda ku dhaqan qabalaha biila...
View ArticleSocdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Gaadhay Gaashaamo
Gaashaamo(Cakaaranews) Sabti 17ka December 2016. Socdaalkii lamagac baxay allow jilaalka gu nooga yeel ee ay ku jireen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu...
View ArticleSocdaalkii Allaw Jilaalka Gu Noogayeel Oo Ku Sugan Tuulada Bali Jano
Balijano(Cakaaranews) Axad 18ka December 2016. Socdaalkii lamagac baxay allow jilaalka gu nooga yeel ee ay ku jireen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu...
View ArticleGudiga Horumarinta Warshadaha Yar yar Iyo Kuwa Dhexe ee DDSI Booqday Wax soo...
Beer-caano(cakaaranews), Axad, 18ka December, 2016. Gudigan horumarinta warshadaha yar yar iyo kuwa dhexe ee DDSI oo ay ka mid yihiin wasiirka waraabka iyo horumarinta doxooyinka DDSI mudane Suldaan...
View ArticleKhadar Bashiir yuusuf Oo ku Guulaystay Orodka Have Maaradoonka
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 19ka 2016. Khader Bashiir Yuusuf oo ah muwaadin u dhashay DDSI islamarkaana kamid ahaa kooxda Orodka ee liyuu-Police ayaa ku guulaystay orodka loo yaqaano have maradonka oo...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Balaadhinta Adeega Bangiga Ganacsiga Itoobiya Oo Ka...
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 19ka December, 2016. Waxaa maanta ka dhacay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan kulan lagaga hadlayay sidii loo balaadhin lahaa adeega uu...
View ArticleGolaha Kabineega Oo Kulan Yeeshay
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 19ka December 2016. Kulan ay yesheen Golaha Kabineega DDSI islamarkaana ay shir gudoon ka ahayd Madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka xafiiska Horumarinta Beeraha iyo...
View Article