Qiimayntii 23aad Ee Kooxaha Caafimaadka Wareega
Jigjiga(cakaaranews) Isniin 5ta, December 2016. Shir lagu qiimaynayo kooxaha caafimaadka wareega ee loogu talagalay bulshada reerguuraaga ah islamarkaana ay kasooqaybgaleen dhamaan kooxaha Mobile...
View ArticleTababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Shirkadaha Deegaanka
Jigjiga(cakaaranews)Isniin 5ta, December 2016.Tababar uu soo agaasimay wakaalada horumarinta shirkadaha yaryar ee DDSI islamarkaana looqabtay qaar kamid ah shirkadaha heer deegaan kadhisan iyo waliba...
View ArticleRaysil Wasaare Ku Xigeenka Iyo MW CMC Oo Soo Gaadhay Xarunta Deegaanka
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 5ta December 2016. Waftigii balaadhnaa ee ay hogaaminayeen raysilwasaae ku xigeenka JDFI mudane Damaqe mukonnon xuseen iyo madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud Cumar ayaa...
View ArticleQiimayntii Mashaariicaha SDGga Heer Qaran Oo Wali Sii Socota.
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 6da December 2016. Shirkan qiimaynta mashaariicaha horumarka waare ee afka qalaad loo yaqaano sustainable development goals (SDG) ee heer qaran ee sanad miisaaniyeedka...
View ArticleKulan Aqoon Iswadaarsi ah Oo Kadhcay Hoolka XAF-Arrimaha Haweenka Iyo...
Jigjiga(cakaaranews)Talaado 6da December 2016. Kulan Aqoon iswaydaarsi ah oo kusaabsan xuska shucuubta iyo qoomiyadaha dalka ee 29ka hidhaar islamarkaana uu soo diyaariyay xafiiska arrimaha haweenka...
View ArticleShirkii Qiimaynta Mashaariicaha SDG Heer Qaran Oo Soo Gabagaboobey
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 7da December 2016. Shirkii qiimaynta mashaariicaha horumarka waare ee afka qalaad loo yaqaano sustainable development goals (SDG) ee heer qaran ee sanad miisaaniyeedka...
View ArticleMW CMC Oo Galay Harar.
Harar,(cakaaranews)Arbaca, 7da December, 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo galabta ka anbabaxay xarunta DDSI ee jigjiga ayaa u kicitimay...
View ArticleBaaqii Odayaasha Beesha Reer Isaaq Ee DDSI
Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco 7da December 2016. Sida lawada ogsoonyahay waxaa ururkii nabadiidka ahaa ee Ubbo ee naafeeyay maskaxdii, maalkii iyo muruqii shacabwaynaha DDSI lagaga guulaystay xeelad...
View ArticleMunaasabada Xuska 11aad Ee 29ka Hidhaar Oo Laga Xusay Xarunta Deegaanka
Jigjiga( Cakaaranews) Khamiis 8da December 2016. Munaasabada xuska 11aad ee 29 hidhaar oo ay kasoo qaybgaleen masuulyiinta ugu saraysa xukumada oo ay ugu horayso madaxwayne kuxigeenka ahana Wasiirka...
View ArticleMunaasabada Xuska 11Aad Ee Maalinta Qoomiyadaha Iyo Shucuubta Itoobiya Oo Si...
Harar,(cakaaranews),khamiis, 8da, December,2016. Waxaa maanta si balaadhan oo heer qaran ah loogu xusay magaalada qadiimiga ah ee harar munaasabada xuska 11aad ee 29ka hidaar oo ah maalinta...
View ArticleKulan Lagula Dagaalamayay Cadooyinka Xunxun
Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 9ka December 2016.Munaasabad kusaabsan maalinka ladagaalanka gudniinka fircooniga ah islamarkaana uu soo agaasimay xaf.arrimaha haweenka iyo caruurta ddsi ayaa Sihabsimileh...
View ArticleJaaliyada DDSI Ee Australia Oo Qabtay Xaflad Lagu Taageerayo Shirwaynihii...
Melbourne,(cakaaranews), Sabti,10ka, December, 2016. Waxaa maanta ka dhacay magaalada Melbourne ee wadanka Australia xaflad balaadhan oo lagu tageerayo shirwaynihii 9aad ee X.D.SH.S.I ee ka dhacay...
View ArticleBarayaasha Iyo Ardayda Jaamacada Jigjiga Oo Xusay 29ka Hidhaar
Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 10ka December 2016. Barayaasha Jaamacada jigjiga iyo ardayda waxkabarta jaamacada jigjiga ayaa siwada jir ah u xusay munaasabada xuska 11aad ee 29ka hidhaar oo ah maalinta...
View ArticleMunaasabada Xuska Dhalashada Nabigeenna Suuban NNKH Oo Siwayn Looga Xusay...
Jigjiga,(cakaaranews), Axad, 11ka, December, 2016. Waxaa maanta guud ahaana caalamka islaamka looga dabaal dagay munaasabada xuska dhalashada sanad guurada 1491 ee Nabi Muxamed (NNKH) ee 12ka bisha...
View ArticleM.M Goday iyo Xubno La Gudoonsiiyay Shahaado Sharaf
Goday(cakaaranews)Axad 11ka December 2016. Xafiiiska Nabad-galyada Maamulka Magaalada Godey oo kaashanaya Maamulka Magaalada Goday ayaa Shaahado Sharaf Gudoonsiiyay xubanaha sida adag uga shaqeeya...
View ArticleTababar Loo Qabtay Qaar Kamid Ah Macalimiinta Deegaanka
jigjiga(Cakaaranews)Isniin 12ka December 2016. Tababar uu soo agaasimay xafiiska waxbarashada DDSI islamarkaana loo qabtay qaarkamid ah macalimiinta dugsiyada degmooyinka iyo maamul magaalooyinka...
View ArticleTababar Ku Saabsan La Dagaalanka Caadooyinka Xun-xun Oo Ka Dhacay Qabridahar
Qabridahar,(cakaaranews), Isniin, 12ka December. 2016. Tababar uu soo agaasimay Xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta ee maamulka magaalada qabridahar ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee magaalada...
View ArticleMM Jigjiga Oo Tababar U Qabtay Hogaaminta Hoose
Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 13ka December 2016. Tababarkii hogaaminta hoose ee qabeelayada maamulka magaalada jigjiga oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta ugu saraysa mm jigjiga oo ay kamid yihiin...
View ArticleHay’ada UNICEF Oo 15 Gaadhi Ku Wareejisay Xukuumada DDSI.
Jigjiga,(cakaaranews),talaado, 13ka December, 2016. xaflad ay haay’ada UNICEF ku wareejinasay 15 gaabuur oo loogu talagalay adeega caafimaadka ee ay bixiyaan kooxda caafimaadka wareega ee DDSI...
View ArticleYaan Lagaa Hor Iibsanin Ee Horay Ugaadh
jigjiga (Cakaaranews) Talaado 13ka December 2016. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabwaynaha DDSI ee kunool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba in shirkada horumarinta guriyaynta ee DDSI ay idiin dhistay...
View Article