Xaflad Casho Sharaf ah Oo Ka Dhacday jigjiga.
Jigjiga(cakaaranews) Axad, 6da, November, 2016. Waxaa xalay ka dhacay barxada wayn ee hoolka qaryaan dhoodaan ee magaalada jigjiga xaflad casho sharaf ah oo lagu soo xidhayay barnaamijka balaadhinta...
View ArticleWasiiru Dawlaha Wasaarada Horumarinta Xoolaha Iyo Kaluumaysiga JDFI Oo...
Jigjiga,(cakaaranews) Axad, 6da, November, 2016. Wafti iskugu jira heer deegaan, heer fedaraal iyo heer gobol oo ay hogaaminayeen madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna Wasiirka xafiiska Beeraha iyo...
View ArticleTababar Uu Soo Agaasimay Xafiiska Horumarinta Beeraha Iyo Khayraadka Dabiiciga
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 7da November 2016. Tababar u si heer sare ah usoo agaasimay xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah waaxdiisa khayraadka dabiiciga islamarkaan ay kasoo...
View ArticleJaaliyada DDSI Ee Birmingham Oo Qabatay Xaflad Lagu taageerayo shirwaynihii...
Birmingham(cakaaranews), isniin, 7da, November, 2016. Jaaliyadda DDSI ee ku dhaqan Birmingham UK ayaa qabatay xaflad ay ku taageerayaan shirwaynihii 9aad ee XDSHSI ee lagu qabtay tuulada maraacaato...
View ArticleXaflada Daahfurka mashuurca
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 7da November 2016. Xaflad lagu daahfurayay mashruuca kaasoo ku saabsan arrimaha dhaqanka bulsho ee saamaynta ku leh taranka iyo caafimaadka hooyada dhalaysa ee gabdhaha...
View ArticleOgaysiis Jaaliyada DDSI .
Jigjiga,(cakaaranews), Isniin, 7da November. 2016. Ogaysiis muhiim ah, waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada DDSI ee ka soo qayb-galay shirwaynihii 9aad ee X.D.SH.S.I ee wakhti xaadirkan ku...
View ArticleWakaalada Dakhliga MM Godey oo agabka nadaafada ugu deeqay Hospitaalka Godey
Godey(cakaaranews)Isniin 7da November 2016. Xubno kamid ah masuuliyiinta maamulka magaalada godey oo uu horkacayo madaxa arrimaha Xisbiga MM Godey mudane Axmed maki cabdulaahi oo uu waheliyo...
View ArticleKulan lagu Xoojinayay Xidhiidhka Qurba Joogta DDSI Oo Ka Dhacay jigjiga.
Jigjiga,(cakaaranews) talaado, 8da November,2016. Kulan balaadhan oo uu hogaaminayay wasiirka ganacsiga iyo gaadiidka DDSI ahna madaxa arimaha XDSHSI mudane Khadar Cabdi Ismaaciil ayna ku wehelinayeen...
View ArticleMas’uuliyiinta Gobolka qoraxay oo kulan layeeshay ururka dhaliyarada
Qabridahar(cakaaranews)Talaado 8da November 2016. Kulan balaadhan oo ay kasooqayb galeen dhalinyarada qaybaheeda kaladuwan ee kudhaqan degmada iyo mm qabridahar islamarkaana ujeedadiisu ahayd...
View ArticleTababar Lagu Xoojinayay Hirgalinta Ciidanka Horumarka Caafimaadka Oo Ka...
Jigjiga(cakaaranews),talaado, 8da November, 2016. Tababar uu soo diyaariyay xafiiska caafimaadka DDSI oo ay ujeedadiisu ahayd xoojinta iyo hirgalinta ciidanka horumarka adeega caafimaadka ee maamulka...
View ArticleJigjiga Iyo Warshada Saabuunta ee Tayo Oo Xadhiga Laga Jaray
Jigjiga(cakaaranews)Arbaco 9ka November 2016. Waxaa Deegaanka Kusoo badanaya warshadaha iyo maal gashiyada kaladuwan iyadoo maantana magaalada jigjiga si rasmi ah xadhiga looga jaray warshada saabuunta...
View ArticleMW CMC Oo Tababar U Furay Hogaaminta X.D.SH.S.I
Jigjiga(cakaaranews), Arbaca, 9ka November, 2016. Tababar ay hogaaminayeen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo gudoomiyaha XDSHSI ahna afhayeenka golaha xildhibaanada DDSI mudane...
View ArticleXafiiska Caafimaadka DDSI Oo Tababar Soo Gabagabeeyay
Jigjiga( Cakaaranews ) Khamiis 10ka November 2016. Xafiiska caafimaadka DDSI ayaa tababar usoo xidhay xirfadlayaasha caafimaadka ee ka howlgala xarumaha caafimaadka ee degmooyinka gobolka faafan,...
View ArticleKulan Lagaga Hadlayay Nidaamka Federalismka Oo Ka Furmay Diredhaba.
Diredhaba,(cakaaranews), khamiis, 10ka November, 2016. Waxaa maanta ka furmay ismaamulka magaalada deridhaba kulan balaadhan oo ay soo diyaarisay wasaarada arimaha federaalka iyo horumarinta xoolo...
View ArticleWasiiru Dawlaha Wasaarada Caafimaadka JDFI Oo Ka Soo Dagay Garaad Wiil-waal...
Jigjiga(cakaaranews), khamiis, 10ka, November, 2016. Waxaa garoonka diyaaradaha ee garaad wiil waal international Airport ee magaalada jigjiga si diiran loogu soo dhaweeyay wasiiru dawlaha wasaarada...
View ArticleTababar Ku Saabsan Nidaamka Maaliyadeed Ee Xarumaha Caafimaadka Oo la Soo...
Jigjiga,(cakaaranews), jumce, 11ka November, 2016. Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada jigjiga tababar mudo 4 maalmood ah u socday madax xafiiseedyada caafimaadka 19 degmo, maamulayaasha xarumaha...
View ArticleOgaysiis:Ogaysiis Waqooyiga America
North America (Cakaaranews) Jumce 11ka November 2016. Ogaysiis waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada north America inay kasoo qayb galaan xaflad lagu taageerayo Shirwaynihii 9aad X.D.SH.S I. ee ka...
View ArticleShaqaalaha MMJ Ee Unug-aasaasiga XDSHSI Oo Yeeshay Kulan
Jigjiga(cakaaranews)Sabti 12ka November 2016. Shir balaadhan oo ay soo agaasimeen hogaaminta unug aasaasiga ee shaqaalaha maamulka magaalada jigjiga islamarkaana ay kasooqaybgaleen qaarkamid ah...
View ArticleM.M Wajaale Oo Laga Hirgaliyay Mashiinka FAT Ka
Wajaale( Cakaaranews) Axad 13ka November 2016. Wakaalada dakhliga ee DDSI ayaa markii ugu hoaraysay ka hirgalisay mashiinka dakhliga ee FAT ka kasoo ka qaybqaadanaya dhinaca dakhli aruurinta...
View ArticleTababar Lagu Tirtirayay Cadooyinka Xun Xun
Jigjiga(Cakaaranews) Isniin 14ka November 2016. Tababar ay si wada jira ah usoo agaasimeen xafiiska arrimaha haweenka iyo caruurta DDSI Iyo haayda Save the children international islamarkaana ay ku wa...
View Article