Shirkii Golaha Amaanka Oo Furmay
Diridhaba( Cakaaranews ) Talaado, 8da march 2016, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka hoolka shirarka ee Samrat huteel kafuray shirkii golaha amaanka ee deegaanka oo kadhacay...
View ArticleTababar Loo Qabtay Qaarkamida Shaqaalaha Xafiisyada Heer-Deegaaan
Jigjiga( Cakaaranews )Talaado 8,da March 2016, Tabaabar uu soo agaasimay Xafiiska Adeega shacabka iyo Kobcinta Maamulka DDSI islamarkaana ujeedadiisu ahayd kobcinta aqoonta shaqaalaha ee dhanka...
View ArticleXuska Sanadguurada Maalinka Haweenka ee 8,da March
Qabridahar( cakaaranews ) Talaado 8,da March, 2016, Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo kusaabsan Xuska Sanadguurada Maalinka Haweenka Aduunka islamarkaana laga xusayo Maanta dhamaan...
View ArticleMW CMC Oo Caga-dhigtay A.A.B.I.A
Adhisababa ( Cakaaranews ) Arbaco, 9ka march 2016, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa shirkii golaha amaanka ee shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada diridhaba kadib saaka uga soo...
View ArticleAccountka Harawo Oo Daawaha Kusocda
Jigjiga ( Cakaaranews ) Arbaco, 9ka march 2016. degmada harawo, galxamur, boqolmaayo, goglo, shabeelay, ceel-ogaadeen, m.m.qabribayax iyo waliba m.m.wajaale, gobolka dhaawa, iyo gobolka sitti ayaa...
View ArticleWaaxda Damaanad Qaadka Cuntada Oo Degmooyinka U Dirtay Kooxo
Jjgjiga (Cakaaranews ) Arbaco, 9ka march 2016, Xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah geedisocodkiisa Damaanad-qaadka cuntada ayaa 3 kooxood u kala diray 28 degmo oo uu kashaqeeyo...
View ArticleGO’AANKA SHIRKADA KAAH
Adhisababa ( Cakaaranews ) Arbaco, 9ka march 2016. Waxay xukuumada DDSI iyo XDSHSI soo dhawaynayaan uguna mahadcelinayaan go’aanka uu gaadhay maamulka sare ee xawaalada KAAH ee lacagta khidmada ah...
View ArticleISKUDAY Qaybtii 4,aad
Jigjiga( cakaaranews ) Arbaco 9ka March 2016, Fadlan adigoo kaashanaya, korodhsanayana aqoonta aad u leedahay guud ahaan dalkeena itoobiya gaar ahaana deegaankeena ISKUDAY inaad kajawaabto su’aalahan...
View ArticleQaarkamida Shaqaalaha Xafiisyada Heer-Deegaaan Oo loo Soo Xidhay Tababar
Jigjiga( Cakaaranews ) Arbaco 9,ka March 2016, Tabaabar u socday mudo 2 maalmood shaqaale kabadan 60, xubnood oo ka kalayimid Hay’adaha Dawliga ah ee heer Deegaan islamarkaana ujeedadiisu ahayd...
View ArticleXafladaha Dabaaldaga Degmooyinka, Gobolada iyo MMka Cusub Iyo Kaalinta Qurba...
Jigjiga( Cakaaranews ) Isniin 29 February 2016, Xarunta Dhexe ee XDSHSI ayaa faah faahin ka bixisay sida ay u dhacayaan Xafladaha loogu dabaaldagayo Degmooyinka, Gobalada iyo Maamul Magaalooyinka...
View ArticleSida ay Hogaaminta Sare Uga Qaybgalayso Dabaaldaga Xafladaha Degmooyinka,...
Jigjiga ( Cakaaranews ) Isniin, 29ka february 2016. Xarunta dhexe ee XDSHSI ayaa sidan hoos kuqoran uqeexday sida ay hogaaminta sare uga qaybgalayso xafladaha adabaaldaga 25ka degmo, 2da mm iyo 2da...
View ArticleXafiiska DPP Oo Qabtay Tababar ka Diyaargarowga Isbadalka Cimilada.
jigjiga ( cakaaranews ) Isniin 29 February 2016,Tabarbar uu soo agaasimay Xafiiska ka hortaga iyo u diyaargarowga Masiibooyinka waaxdiisa prime oo kusaabsanaa ka diyaar garowga isbadalka cimilada...
View ArticleOgaysiis ...Ogaysiis …Ogaysiis
Jigjiga ( Cakaaranews ) Isniin, 29ka February 2016. Waxay xarunta dhexe ee XDSHSI ogaysiinaysaa dhamaan hogaaminta sare ee deegaanka ee kaqayb-galaysa xafladaha loogu dabaaldagayo 25ka degmo, 2da...
View ArticleXoghaynta Xafiisyada Oo Lagu Tababarayo Xirfada Computerka Oo Casri ah.
Jigjiga ( cakaaranews ) Talaado 1 March 2016 Tababar uu soo agaasimay Xafiiska Adeega Shacabka iyo Kobcinta Maamulka DDSI islamarkana ujeedadiisu tahay kor uqaadida Xirfada Computerka (Basic Computer...
View ArticleKulan Balaadhan oo ka Dhacay Gursum.
Gursum(Cakaaranews) , talaado, 1da March, 2016, waxaa ka dhacay magaalada gursum ee xarunta degmada gursum kulan balaadhan oo ay ujeedadiisu tahay sii xoojinta hawlaha horumarka nabadglayada iyo...
View ArticleHambalyo Sanad Guurada 120aad ee Guusha ADWA.
Jigjiga(Cakaaranews) talaado, 1da march, 2016, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa guud ahaanba shacab waynaha itoobiya ugu hanbalyeeyay sanad guurada 120 aad ee guusha ADWA oo...
View ArticleDegmooyinka Cusub iyo mas’uuliyiinta Loo xil-saaray
Jigjiga ( Cakaaranews ) Talaado, 1da march 2016. Waxay xarunta dhexe ee XDSHSI ay faah-faahisay mas’uuliyiinta loo xilsaaray qaban-qaabada iyo iskudubaridka xafladaha dabaal-dega iyo dhisida health...
View ArticleGudi Loo Magacaabay Soo Dhisida Qabaleeyada ay Degmooyinka Cusub Kakoobnaan...
Jigjiga ( Cakaaranews ) Arbaco, 2da March 2016. Waxay saaka xarunta dhexe ee XDSHSI ay dhistay gudi loo magacaabay soo dhisida qabaleeyada ay degmooyinka cusub kakoobnaan doonaan. Sidan ayaana loo...
View ArticleMW CMC Oo U Ambabaxay Addis
Adhisababa ( Cakaaranews ) Arbaco, 2da March 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu weheliyo Mw kuxigeenka ahna madaxa xarunta ee XDSHSI mudane Cabdicasiis Maxamed Cabdi ayaa saaka...
View ArticleXaflad Lagu Taageerayo Degmooyinka, M.M,ka iyo Gobolada Cusub.
Awaare( cakaaranews ) Arbaco 2da March 2016, Xaflad balaadhan oo loogu dabaaldagayo go’aankii geesinimada lahaa ee ay qaateen hogaaminta XDSHSI, iyo Golaha Baarlamaanka DDSI Islamarkaana ay ku...
View Article