Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 123141

Bulshada kudhaqan Centerka Goomaar Oo Aad Usoo dhaweeyay Biyo-galinta Loo sameeyay

$
0
0

Goomaar(cakaaranews)Isniin 26ka December 2016. Bulshada kudhaqan centerka goomaar ee degmada birqod oo sheegay inay aad ugu diirsadeen biyogalintan loosameeyay islamrkaana ay ugu mahadcelinayaa xukuumada DDSI iyo waliba maamulka degmada birqod iyadoo maamulka degmada oo uu horkacayo gudoomiyaha degmada birqod mudane fu’aad yuusuf uu booqasho indho indhayneed ku gaadhay centerka goomaar.

Hadaba, Gudoomiyaha Degmada Birqod mudane Fuaad Yuusuf oo kahadlay booqashadan ayaa sheegay in ay sifaacan uga faaiidaysanayaan biyo galintan bulshada  kudhaqan ceneterka goomaar, wuxuuna intaa kudaray in mashruucani uu yahay mid hada sifaacan u shaqayanaya. Wuxuuna xusay in biyogalintani tahay mashruuca wayn ee birqod baka goomaar, isagoo tilmaamay in biyogalitani ay katimaado centerka Baka soona maro degmada birqod iyo qabaleeyada  sankadhane, iyo calool dheer.

Dhankooda waxgaradka kudhaqan centerka goomaar ayaa mahadcelin balaadhan u soojeediyay dawalada iyagoo balanqaaday inay ilaashanayaan adeegan biyaha ee loo fidiyay

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 123141

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>