Jigjiga ( Cakaaranews ) Talaado, 1da march 2016. Waxay xarunta dhexe ee XDSHSI ay faah-faahisay mas’uuliyiinta loo xilsaaray qaban-qaabada iyo iskudubaridka xafladaha dabaal-dega iyo dhisida health centerka iyo dugsiga dhexe islamarkaana iskuxidhi-doona qurbajoogta kasoo jeeda degmooyinka iyo odayaasha. Waxayna u faah-faahisey sidan:
1. Degmada Haroorays ee gobolka faafan
1) Mudane Guuleed aw Cali
2) Mudane Xaashi-xubin kamid ah golaha dhexe
2. Degmada Shabeelay ee gobolka faafan
1) Mudane Axmed Shugri-kuxigeenka hawlaha guud
3. Degmada Dharwanaaje ee gobolka faafan
1) Mudane Cabdishakuur-kuxigeenka xafiiska dhalinyarada iyo Cayaaraha
4. Degmada Mula ee gobolka faafan
1. Mudane Cabdiraxmaan Curaate-kuxigeenka xafiiska biyada
5. Degmada Goota-biki iyo degmada Gablaalu ee gobolka Sitti
1) Mudane Naasir Xasan Axmed-madaxa xafiiska TVETka
6. Gobolka Dhaawa iyo degmadiisa Qadhaadhumo
1) Mudane Cabdinuur Colaw-madaxa xafiiska xoolaha
7. Degmada God-god iyo degmada Qooxle ee gobolka Afdheer
1) Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cade-madaxa xafiiska jidadka
8. Degmada Yaxoob ee gobolka Nogob
1) Mudane Maxamuud Cabdi qaadir-komishinka kahortaga musuqa
2) Marwo xildhibaan Muna Cabdulaahi Miyir
9. Degmada Cayuun ee gobolka Nogob
1) Mudane Macalin Xasan
10. Gobolka Nogob
1) Mudane Axmed Cabdi Maxamed
2) Mudane Axmed Maxamed Shugri
3) Iyo mudane Maxamuud Cabdiqaadir
11. Degmada Xaraaray ee gobolka Nogob
1) Mudane Badal Ibraahin Cabdi
12. Degmada Waangay ee gobolka Erer
1) Mudane Xildhibaan Shugri Mustafe
13. Degmada ilo/Horshagax ee gobolka Nogob
1) Mudane Axmed Cabdi Maxamed-gudoomiyaha gudiga
2) Mudane xildhibaan Cabdi Budul Aadan
3) ----------------------
4) Marwo Faadumo Takhal
14. Degmada Kudunbuur ee gobolka Qoraxey
1) Marwo Raxma Maxamuud Haybe- madaxa xafiiska haweenka iyo caruurta
15. Degmada Ceel-ogaadeen ee gobolka Qoraxey
1) Mudane Budul Muxumed Sheekh
16. Degmada Higloolay ee gobolka Qoraxey
1) Mudane Engineer Asad Cumar Xuseen-kuxigeenka hawlaha guud
17. Degmada Laas-dhankayre ee gobolka Qoraxey
1) Mudane colonel Mukhtaar Sheekh Maxamed Suubane
18. Degmada Boodalay ee gobolka Qoraxey
1) Mudane Muscab Xaaji Cabdi-kusimaha kuliyada caafimaadka qabridahar
2) Marwo xildhibaan Fardawsa Carab
3) Mudane xildhibaan Nasradiin Canab-kuxigeenka wakaalada daraasaadka, dabagalka iyo naqshadaynta
4) --------------
5) ---------------
6) Mudane xildhibaan Cabdinuur
19. Degmada Dig ee gobolka Jarar
1) Mudane xildhibaan Gamaal Faarax Warmooge-kuxigeenka xafiiska maaliyada
20. Degmada Bilcil-buur ee gobolka jarar
1) Mudane Ibraahin Maxamuud Mubaarak-kuxigeenka xafiiska tanfasaska
21. Degmada Eleele ee gobolka Shabeele
1) Mudane xildhibaan Aadan Maxamuud Geele
22. Degmada Abaaqorow ee gobolka shabeele
1) Mudane xildhibaan Maxamed(gudoomiye kuxigeenka degmada shiniile)
2) Mudane Cabdirisaaq Saxane
23. Degmada Lahel-yucub ee gobolka doolo
1) Mudane Cabdikhadar ilyaas Gaaruf-kuxigeenka ururka hor/somalida itoobiya
2) Mudane Jamaal Xaaji Siraad
3) Mudane Xirsi Ismaaciil(xirsi dheere)
24. Degmada Galxamu ee gobolka doolo
1) ----------------------------dib ayaan idiinka soo dheegi doonaa
25. Degmada boqol-maayo ee gobolka Liibaan
1) Mudane Engineer Idriis Shaale